03/09/2026
🏆 ABAALMARINTA GUULEYSTAYAASHA
Tartanka Qur’aanka Kariimka – Bisha August
🥇 Kooxda Guuleysatay:
Cismaan Binu Cafaan
✨ Hambalyo dhammaan ardayda kooxda Cismaan Binu Cafaan oo ku guuleystay tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha August.
Guushu waa midhihii dadaalka, akhlaaqda iyo ku-dhaqanka Qur’aanka Kariimka.
🤲 Alle ha ka dhigo Qur’aanka nuur qalbiyadooda, hana ka yeelo kuwa Qur’aanka bartay oo ku dhaqma. Aamiin.