03/09/2025
*๐ Xalliye Academy โ Hoyga Tacliinta & Xirfadaha casrigaa, ka tala bixinta arrimaha Ganacsiga (Business Consultancy)๐*
Waxaad ka helaysaa Diplomooyin iyo Courses online ah, oo ay bixiyaan macalimiin khibrad sare leh, ardayguna ku helayo shahaado rasmi ah oo la aqoonsan yahay.
*Koorsooyinka ay xaruntu bixiso waxaa ka mid ah:*
**Computer Applications* (MS Word, MS Excel, MS PowerPoint & MS Access)
*Digital Marketing*
*Computerized Accounting* (Adoo Accounting, Excel Accounting, QuickBooks Desktop & Online)
*Graphic Design & Video Editing*
*Languages (English, Arabic, Somali)*
*Basic & Scientific Courses* (Math, Physics, Chemistry, Biology)
*Data Analytics | Google AI Courses | Public Speaking*
Maantaba xirfad baro, Naftaada aqoon ku qalabee oo la jaanqaad dunida casrigaa, *Xalliye Academy* ayaana kuu sahlaysa inaad ka dhabayso hadafkaaga nolosha .
*๐ Wixii faahfaahin ah: +252-907996751*