19/10/2025
Jamacada Global faraceeda Garowe waxay ugu bisharaynaysa ardayda xalaqaadka dhamaystay Da.doodu ugu yaran tahay 17 sano jir in ay bilowday Diploma Shareca wal qaanuun Hal sano iyo bar ah kadib markuu ardaygu dhamaysto Diplom ka waxa uu Toos u bilaabaya Bachelor Degree kuliyada sharecada isla Jaamacada Global buu toos u bilaabaya isagoo loo qiimayn doono waqtiga uu Soo qaatay Diplom ka waxa la labaranaya Khamista iyo Jimcada Galinka danbe Jamacadu waxay ku Taala Aaga Xarunta wayn Ee Golis wixii faah faahin ah kala Xuriir Numberada kala 0907742241/0906229054 Mahadsanadin