Kuleejka Daaru Naciim

Kuleejka Daaru Naciim Kuleejka Daaru Naciim Waa Xarun Waxbarasho. DIINI iyo MAADI Sidoo kale Waxaa Lagu Bartaa Xirfado.

kuleejku waa xarays ilmuhu jiifsanayo
waxaana ugu diyaarsan cuntadii,jiifkii iyo macalimiintii wixii faahfahin ah
kala xiriir: 0906793525 / 0907776790

17/05/2026
11/04/2026

kuleejka daaru naciim

25/03/2026

Daaru Naciim-Garowe

dhammaan  umadda soomaaliyeed  waxaan ugu hanbalyeynayaa munaasibadda ciida barakaysan
19/03/2026

dhammaan umadda soomaaliyeed waxaan ugu hanbalyeynayaa munaasibadda ciida barakaysan

04/03/2026

masha allaah ilaahaow barakee

..........Ogaysiis Roob doon...........Dhammaan macalimiinta,ardayda iyo howl wadeenada kuleejka daaru naciim garowe  wa...
03/03/2026

..........Ogaysiis Roob doon...........
Dhammaan macalimiinta,ardayda iyo howl wadeenada kuleejka daaru naciim garowe waxaa la ogaysiinayaa maalinka birri ah inay tahay maalin Roob doon (ilaahay ducada hanaga aqbalo)

22/02/2026

mnsha allah sheikh allaha barakeeyo

22/02/2026

mnsha allaah allaha ku barakeeyo abti

Address

Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuleejka Daaru Naciim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category