Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin

Dugsiga Hoose DHexe  ee jeexdin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin, Education Website, galkacyo, Garowe.

Tartan iyo tacliin Tartanka sanad dugsigeedka 2024/2025Kalka 1aad   Waxa iskugu soo haray Fasalka  3  aad       Fasalka ...
14/12/2025

Tartan iyo tacliin
Tartanka sanad dugsigeedka 2024/2025
Kalka 1aad
Waxa iskugu soo haray
Fasalka 3 aad
Fasalka 6 aad
Waxa ku guulaystay fasalka 6A ee
Hambalyo hambalyo

24/10/2025

kormeerayaal ka socda Wasaarada waxbarashada Dowladda Puntland ayaa Booqday Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin Gaalkacyo.

Kormeerkaan ayaa kamida Olalaha kormeer iyo ee Wasaaraddu ay ku hubinayso tayada waxbarashada, macallimiinta, Fasallada, xiriirka walaadiiinta iyo ardayda Puntland.

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin ayaa sifcn u Soo dhaweeyay kormeerka ka warbixiyay waxbarashada dugsiga ka socota iyo heerka ay marayso

22/05/2025

Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin codsiga dugsi sare

Xafladii qalin jabinta dufcadii 2aad Ee Dugsiga Hoose DHexe  ee jeexdin 2024/2025
17/05/2025

Xafladii qalin jabinta dufcadii 2aad
Ee Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin
2024/2025

Tartan iyo tacliin Tartanka sanad dugsigeedka 2024/2025Kalka 2aad  3 dhamaadka Waxa iskugu soo haray Fasalka  2 aad     ...
05/05/2025

Tartan iyo tacliin
Tartanka sanad dugsigeedka 2024/2025
Kalka 2aad 3 dhamaadka
Waxa iskugu soo haray
Fasalka 2 aad
Fasalka 4 aad hindia
Fasalka. 8aad. star
Waxa beri oo taariikhdu tahay isku aadan
vs. star
oo ah fasalka 2aad waa Guuleystayaashi kalkii 1aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025
Nasiib wacan

Dugsiga Hoose DHexe  ee jeexdin Khamiis / 02/1/2025.Dhamaadka Waxbarashada teeramka 1aad ee sanad Dugsiyeedka 2024/2025....
04/01/2025

Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin

Khamiis / 02/1/2025.
Dhamaadka Waxbarashada teeramka 1aad ee sanad Dugsiyeedka 2024/2025.
-------------------------------------------------------
Waxaa saaka oo khamiis ah lasoo gabagabeeyey daraasadii teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025, iyadoo ay ardadu galeen fasax
Dibna ay usoo noqonayaan Arbacada 15/01/2025 soconayana illaa 10 maalmood
Talaada 16/01/2025 insha'allaah

Maamulaha iyo macalimiinta Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin oo soo afmeeray maanta imtixanaadka ayaa uga mahad celiyey : ( Maamulka, Macalimiinta, Waalidka & Ardaydaba ), dadaalkii dheera iyo waqtigii ay ku soo bixiyeen mudadii afarta bilood ahayd ee teeramka kowaad ee sanad waxbarasheedka 2024/2025... wuxuuna ILLAAHAY uga baryey ardayda inuu u fududeeyo Imtixaanka, oo ay helaan natiijo ay ku farxaan

----------- Dhammaad -----------

Xafiiska :: Dugsiga Hoose Dhexe ee jeexdin

Address

Galkacyo
Garowe
90

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose DHexe ee jeexdin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share