Centre For Postgraduate Studies-CPS

Centre For Postgraduate Studies-CPS

Share

To enhance scientific studies and quality research in all academic fields with due professionalism and responsibility.

10/08/2026

Xasan Cabdirisaaq Aadam wuxuu ka mid yahay ardayda wax ka barata ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž (CPS) ee Jaamacadda Boosaaso, halkaas oo uu ka barato shahaadada labaad ee ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ฒ (๐Œ๐๐).

Wuxuu nala wadaagayaa waayo-aragnimadiisa ku aaddan waxbarashada, aqoonta, iyo fursadaha uu ka helay Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Boosaaso, iyo sida ay ugu fududaysay hayaankiisa aqooneed.

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ!
Ku soo biir Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Boosaaso โ€“ Garoowe, oo ka mid noqo jiilka hoggaamin doona mustaqbalka.

๐Ÿ“ Centre For Postgraduate Studies (CPS)

#๐†๐š๐ซ๐จ๐ฐ๐ž

09/08/2026

Hafsa Maxamuud Xuseen (Hafsa Deggen) waxay ka mid tahay ardayda wax ka barata Xarunta Daraasaadka Sare (CPS) ee Jaamacadda Boosaaso, halkaas oo ay ka barato shahaadada labaad ee ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ฒ (๐Œ๐๐).

Waxay nala wadaagaysaa waayo-aragnimadeeda ku aaddan waxbarashada, aqoonta, iyo fursadaha ay ka heshay Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Boosaaso, iyo sida ay ugu fududaysay hayaankeeda aqooneed.

Diiwaangelintu way furan tahay!
Ku soo biir Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Boosaaso โ€“ Garoowe, oo ka mid noqo jiilka hoggaamin doona mustaqbalka.

๐Ÿ“ Centre For Postgraduate Studies-CPS

09/08/2026

๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐Ž๐๐„๐ | ๐Œ๐€๐’๐“๐„๐‘ ๐Ž๐… ๐‘๐„๐’๐„๐€๐‘๐‚๐‡ & ๐’๐“๐€๐“๐ˆ๐’๐“๐ˆ๐‚๐’ โ€“ ๐‚๐Ž๐‡๐Ž๐‘๐“ ๐ˆ๐ˆ๐ˆ

Ma doonaysaa inaad sare u qaaddo aqoontaada cilmi-baarista, xog-falanqaynta iyo Barashada maaddada Statistics-ka?

Xarunta Daraasaadka Sare (CPS) ee Jaamacadda Boosaaso, waxay si rasmi ah u shaacinaysasay inay furan tahay diiwaangelinta barnaamijka ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌโ€“ Cohort III.

Baro xirfadaha cilmi-baarista iyo falanqaynta xogta, una diyaargarow inaad aqoontaada ugu adeegto cilmi-baaris tayo leh iyo goโ€™aan-qaadasho ku salaysan xog sugan.

๐ŸŽฏ Cohort III โ€“ Admission Open
๐Ÿ“ Goobta: Xarunta Daraasaadka Sare (CPS)

๐Ÿ“ž Macluumaad dheeri ah & Is-diiwaangelin:

0904 554411
0905 227733

08/08/2026

๐Œ๐š ๐ก๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฌ๐จ ๐ข๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ž๐ซ๐ซ๐ข?

Haddii aad tahay qof hammi u leh ka qaybqaadashada goโ€™aannada masiiriga ah ee dalka iyo naqshadaynta siyaasadaha bulshada, Xarunta Daraasaadka Sare (CPS) ee Jaamacadda Boosaaso โ€“ Garoowe ayaa kuu haysa fursad dahabi ah.

๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ฒ (๐Œ๐๐): Barnaamijkan wuxuu kuu diyaarinayaa falanqaynta siyaasadaha iyo xoojinta maamul-wanaagga, isagoo kugu qalabeynaya xirfado sare oo goโ€™aan-qaadasho ah oo ku saleysan cilmi iyo xog suubban.
Waxaad iska diiwaangelin kartaa adigoo booqanaya Xarunta Daraasaadka Sare (CPS) ama la xiriiraya lambarradan:
0904 554411
0905 227733

Photos from Centre For Postgraduate Studies-CPS's post 08/08/2026

Xarunta Daraasaadka Sare (Centre for Postgraduate Studies โ€“ CPS) ee Jaamacadda Boosaaso ayaa si rasmi ah u bilowday imtixaankii semester-ka labaad ee ardayda dhigata barnaamijka ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ฒ.

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, dadaal midho-dhal ah, iyo natiijooyin wanaagsan. Alle ha u fududeeyo imtixaankooda.

06/08/2026

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐”๐ฎ ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ˆ๐ง๐๐จ๐ง๐ž๐ฌ๐ข๐š ๐Ž๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐Š๐ฎ ๐˜๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จ - ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž

Wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dalka Indonesia u fadhiya Soomaaliya, Uganda, Kenya, DR Congo, UNEP iyo UN-HABITAT, ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ž ๐–๐ข๐ญ๐ฃ๐š๐ค๐ฌ๐จ๐ง๐จ ๐€๐๐ฃ๐ข, ayaa booqasho ku yimid Jaamacadda Boosaaso โ€“ Garoowe.

Maamulka jaamacadda ayaa wafdiga ku soo dhoweeyay Xarunta Daraasaadka Sare, halkaas oo ay ku soo bandhigeen barnaamijyada waxbarashada, qorshayaasha horumarinta, iyo dadaallada ay jaamacaddu ugu jirto tayeynta aqoonta iyo cilmi-baarista.

Photos from Centre For Postgraduate Studies-CPS's post 06/08/2026

01/08/2026

Xarunta Daraasaadka Sare (Centre For Postgraduate Studies-CPS ) ee Jaamacadda Boosaaso โ€“ Garoowe ayaa si rasmi ah u bilowday imtixaankii dhammaadka semester-ka labaad ee ardayda dhigata barnaamijyada ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ iyo MBA (๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž).

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, dadaal miro-dhal ah, iyo natiijooyin wanaagsan. Alle ha u fududeeyo imtixaankooda, hana ku guuleeyaan himilooyinkooda aqooneed.

Photos from Centre For Postgraduate Studies-CPS's post 01/08/2026

Xarunta Daraasaadka Sare (Centre For Postgraduate Studies-CPS ) ee Jaamacadda Boosaaso โ€“ Garoowe ayaa si rasmi ah u bilowday imtixaankii dhammaadka semester-ka labaad ee ardayda dhigata barnaamijyada ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฌ iyo MBA (๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž).

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul, dadaal miro-dhal ah, iyo natiijooyin wanaagsan. Alle ha u fududeeyo imtixaankooda, hana ku guuleeyaan himilooyinkooda aqooneed.

28/07/2026

Maamulka Jaamacadda Boosaaso,Garoowe, ayaa si diirran u soo dhoweeyey Dr. Cabdiraxmaan Barkhad Good, oo ah qoraa, bare iyo aqoonyahan Soomaaliyeed.

Intii uu booqashada ku joogay jaamacadda, Dr. Cabdiraxmaan waxa uu kormeeray Xarunta Daraasaadka Sare (CPS), Xarunta Horumarinta Hal-abuurka iyo Cilmi-baarista (CADIR) iyo Xarunta Biciid. Halkaas oo uu kula kulmay maamulka iyo hawl-wadeennada xarumaha, isla markaana uu ka xog-waraystay barnaamijyada, cilmi-baarista iyo adeegyada ay bulshada u fidiyaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Rugsan Area, Gambool Road
Garowe