Xarunta tababarka ee murabiyatul ajyaal

Xarunta tababarka ee murabiyatul ajyaal Xarunta Tababarka caruurta Baarista Farshaxanada

11/09/2025
11/09/2025

Check out Naadia abdullahi warsame’s video.

18/07/2025

📢 Murabiyatul Ajyaal Weekend School ( Khamiista iyo Jimcaha)📢

Ku soo biir Murabiyatu Ajyaal Weekend School, xarun gaar ah oo loogu talagalay madadaalada iyo horumarinta ilmaha 🎉

✅ Sports: Barashada ciyaaraha kala duwan sida Basketball iyo kuwo kale oo kobcinaya jirka iyo maskaxda ubadka.
✅ Xirfado Maskaxeed: Ilmaha wuxuu baran doonaa xirfado horumarinaya fikirkiisa iyo kartidiisa hal-abuur.
✅ Madadaalo & Waxbarasho: Barnaamijyo xiiso leh oo kobcinaya garaadka iyo dhaqanka carruurta.

📍 Meesha: Garowe
📅 Wakhtiyada: Subax iyo galab
📞 Nala soo xiriir: 0906963791 / 0904352165

Diiwaangeli ilmahaaga maanta si uu uga faa’iidaysto fursadahan cajiibka ah! 🚀

Farxad waynbay noo tahay inaa nahay xarunta kowaad xubin kanoqota garoonka cusub ee maanta naloo xarig jaray  Xarunta ta...
25/06/2025

Farxad waynbay noo tahay inaa nahay xarunta kowaad xubin kanoqota garoonka cusub ee maanta naloo xarig jaray
Xarunta tababarka ee murabiyatul ajyaal
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa galabta xariga ka jaray Garoonka cusub ee kubadda Kolayga ee degmada Garoowe, Kaasi oo ay hirgelisay Wasaaradda Dhallinyrada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda GIZ

06/06/2025

Xarunta tababarka ee murabiyatul ajyaal

03/06/2025

Arday kamidaa Ardayda Xarunta tababarka ee murabiyatul ajyaal

Address

JidkaGlobal
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta tababarka ee murabiyatul ajyaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category