Empower Academy

Empower Academy Empowering Skills, Building Futures

(Jimce 18 April 2025 - Garoowe) Waxaa si guul ah noogu qabsoontay koorsada (Fundamental Course in Graphic Design), oo is...
22/04/2025

(Jimce 18 April 2025 - Garoowe)
Waxaa si guul ah noogu qabsoontay koorsada (Fundamental Course in Graphic Design), oo isugu jirtay (Theory iyo Practical), tababartayaashu waxay barteen xirfad fursad u abuuri karta.

🔶Qodobada koorsada lagu bixiyey:
🔹Definition of Graphic Design
🔹Principles of Good Design
🔹Introduction to Adobe Illustrator
🔹Logo Design Practice
🔹Typography in Design
🔹Color Theory
🔹Mini Project
🔹Q&A + Showcase

💡 Hadii aad talo nagu biirinaysid Fadlan buuxi foomka hoose
https://forms.gle/icuy7LedUMkjti1u7

09/04/2025


Ma rabtaa inaad baratid Graphic Design, oo aad yeelatid xirfad iyo hal-abuur?
Ku soo biir Koorsadaan, iskana diiwaangeli foomkaan:
https://forms.gle/zJKTFzkakn55coeV7

Whatsapp: +252904227788

  Ma rabtaa inaad baratid Graphic Design, oo aad yeelatid xirfad iyo hal-abuur?Ku soo biir Koorsadaan, iskana diiwaangel...
09/04/2025


Ma rabtaa inaad baratid Graphic Design, oo aad yeelatid xirfad iyo hal-abuur?
Ku soo biir Koorsadaan, iskana diiwaangeli foomkaan:
https://forms.gle/zJKTFzkakn55coeV7

Whatsapp: +252904227788

Mudane/Marwo: Hadii aad Garoowe Joogtid, oo aad danaynaysid inaad baratid xirfadda Graphic Design, iska diiwaangeli halkaan, Mahadsanid.

جمعتكم مباركة
30/01/2025

جمعتكم مباركة

18/01/2025

Maaraynta waqtigu waa furaha is baddalka.

Qorshe ma u dajisay sanadka cusub?
11/01/2025

Qorshe ma u dajisay sanadka cusub?

08/01/2025

2025 Sanadka isbaddalka

01/01/2025

OUR PROFILE

Waxaa farxad noo ah inaan ku dhawaaqno furitaanka akadeemiyada bilowga sanadka cusub ee 2025.Waxaan rajaynaynaa inaan sa...
01/01/2025

Waxaa farxad noo ah inaan ku dhawaaqno furitaanka akadeemiyada bilowga sanadka cusub ee 2025.
Waxaan rajaynaynaa inaan sanadkaan gaarno himiladeena haddii Alle idmo.

Address

Garowe
0252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Empower Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category