Machadka Caafimaadka iyo Xirfadaha ee OTTI Puntland

Machadka  Caafimaadka iyo Xirfadaha  ee OTTI Puntland OTTI waa machad ka ka hawl gala guud ahaan gobolada dalka Soomaaliya bixiyana xirfado kala duwan oo ay ugu horeyso Caafimaadka

machadka OTTI wuxuu soo saaraa sanad kasta arday loo diyaariyey siday dadkooda iyo dalkooda ugu shaqayn lahaayeen baahiyaha aasaasiga ah taas oo aan gaarsiis nayn awal dhamaan deegaanada reeer puntland wuxuu hada koofar gareeyey dhul aad u baaxad wayn hadana wuxuu ku rajo wayn yahay inta dhiman in lagaarsiiyo baahiyaha aasaasiga ah ee daryeelka caafimaadka bulshada

Fursado waxbarasho
31/08/2021

Fursado waxbarasho

Fursado cusub ee OTTI GAROWE
10/04/2021

Fursado cusub ee OTTI GAROWE

OGAYSIIS      OGAYSIIS       OGAYSIISMachadka caafimaadka iyo xirfadaha OTTI Waxaa uu ogaysiinaya bulshawaynta ku nool m...
22/01/2021

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Machadka caafimaadka iyo xirfadaha OTTI
Waxaa uu ogaysiinaya bulshawaynta ku nool magalada bosaaso in uu qaadanayo arday cusub 1/2/2021
Dhamaan Kuliyadahaan hoose ee lasocod wanagsan

26/11/2020
26/11/2020

Bahda mahadka cafimaad ka OTTI waxa la ogeysiinaya in Galabta jamcada xaflad qalin jabin ah jirto xarunta cusub ee mahadka kuna dhagan Xisbiga Kaah xaruntiisa gobolka Nugaal

practical class of Nursing
31/10/2020

practical class of Nursing

faraxalka joogtada ah  wuxuu kamid yahay wax yaalaha cudurka covid19 lagaga horatagi karo
15/10/2020

faraxalka joogtada ah wuxuu kamid yahay wax yaalaha cudurka covid19 lagaga horatagi karo

machadka cafimaadka iyo xirfaha ee OTTI ayaa so kordhiyay maadoyin cusub iyo short courses  ka faideyso contact .0907858...
12/10/2020

machadka cafimaadka iyo xirfaha ee OTTI ayaa so kordhiyay maadoyin cusub iyo short courses ka faideyso

contact .0907858775

Address

Alnasar Street Hantiwadag Village
Garowe
252

Telephone

+252907513651

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Caafimaadka iyo Xirfadaha ee OTTI Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machadka Caafimaadka iyo Xirfadaha ee OTTI Puntland:

Shortcuts

Share

Category