Mec Institute

Mec Institute

Share

Middle East College (MEC) is a private institute intended to provide fintech knowledge that can transform our youth.

10/05/2026

SUMMER ENGLISH COURSE 2026
Beginners & Intermediate Levels

๐Ÿ“š Improve Your English Skills This Summer!

๐Ÿ—“ Application Open: 10 May โ€“ 28 May 2026

โœ… Available Courses:
โ€ข Beginner Level
โ€ข Intermediate Level

๐Ÿ“ Location: Behind Xalab Hospital, 1da Aug, Garowe, Puntland, Somalia

๐Ÿ“ž Contact Numbers:
0905225555
0907799828
0907793723

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfbFR4Acv_jfx2TWCZVsJJ-YXM32tWUdOGSPH5aAVbQiRG_xQ/viewform?usp=sharing&ouid=110898879492706681343

05/04/2026

๐Ÿšจ๐Ÿš€Fasal Cusub
Financial Accounting
Goobta : Garoowe.
Fee : $30
Tariikhda bilawga : 10- April-2026
Fadlan Foom-kan iska diiwan gali si aad uga mid noqoto ardayda cusub ee baranaysa Financial Accounting

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd1MYVgQVgKBvtOdY59GH20jpLVu4afRoutPTVlE5CZ852OKw/viewform?usp=publish-editor

Nagala soo xiriir cinwaanadan hoose
๐Ÿจ Garowe,1st August, jidka 30-ka dhabarka danbe ee Halab Hospital
๐Ÿ“ฒ 0907799828
๐Ÿ“ฒ 0907792456
๐Ÿ“ง[email protected]

14/01/2026

Scholarship-kii Turkiga : Waxaa 10-kii bisha 1aad furmay scholarship-kii waddanka turkiga kaas o ah mid ardayda waxbadan loo qabo sida
1- Jaamacada oo Bilaash ah
2- Ticket ka diyaarada
3- Lacag jeeb gashi ah ardayga lasiinayo
4- sannad luuqada ah
Dhamaan waxyabahasi waa faaidooyinka uu qofku helayo haddi uu ku guulaysto, hadda MEC inistitute waxay diyar idiin la tahay inay idinka caawiso barnaamijkaas kusoo biir whatsapp group-kan
https://chat.whatsapp.com/IO2Wa8ec7Fu2vUCSP1lx5g
Ama Nagala Soo Xiriir Whatsapp Numberskan
+252 0907 730 660 iyo +252611112242

11/01/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ Waxaa Furan Diiwaan galinta ardayda ee qaybaha kala duwan ee kabaxa machadka sida
1. Accounting & Finance
2. Full Stack Web Development
3. Computerized Accounting
4. Computer Application
5. Graphic Design
6. Banking & Finance
7. Luuqada English-ka
๐Ÿ“ Goobta Xarunta:
Xaafadda 1-da Agoosto, halka ay iska galaan Wadada Global iyo Jidka 30-ka, dhanka qorrax u dhac (dhabarka dambe ee Xalab Hospital).
๐Ÿ“ž Lambarrada Xiriirka:
๐Ÿ“ฑ 0907 799 828
๐Ÿ“ฑ 0907 730 660
๐Ÿ“ฑ 0905 225 555

10/01/2026

Deeqda waxbarasho ee Dawlada Turkiga.

Ma tahay arday raba inuu xaraysto deeqda waxbarasho ee Dawlada Turkigu bixiso balse khibrad aad ulahayn sida loo xareeyo xarunta Mec Institute ayaa kaa caawinaysa ee fadlan la faa'iidayso fursadaan.

Hadii aad hesho deeqdan waxaad helaysa
1) Waxbarasho lacag la'aan ah
2) Deegaanka iyo cunada oo lagaa bixinayo
3) lacag bishii in lagu siinayo
4) Kaarka Caafimaadka oo lagaa bixinayo.
5) Tigidka diyaarada oo lagaa bixinayo.
Hadaba isku day inaad xaraysto ama lagaa caaeiyo in laguu xareeyo.
Xaruntu waxay ku taala Dhabrka danbe ee Xalab Hospital Aaha jidka 30ka iyo wadada Global isla gooyaan, Garowe,Somalia.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir whatsapp: 25290-7730660 ama 252611-112242.

26/12/2025

Jimce wanaagsan
" Wakhtigaga inaad gishato wax aduun ama aakhiro ku anfacaya ayaa dani kugu jirtaa ee hubi inaad sidaas u maalgashatay wakhtigaaga"

06/12/2025

Course : Financial Accounting.
Goobta : Garoowe.
Wakhtiga : Subax : 6:00am / Galab : 4:00pm / Makhrib : 6:00pm
Fee : $30
Tariikhda bilawga : 13-Dec-2025
Fadlan Foom-kan iska diiwan gali si aad uga mid noqoto ardayda cusub ee baranaysa Financial Accounting. https://forms.gle/AK2gPGZQWEW55jwj6 ama nagala soo xiriir cinwaanada hoose
Contact us:
๐Ÿ“ Goobta Xarunta:
Xaafadda 1-da Agoosto, halka ay iska galaan Wadada Global iyo Jidka 30-ka, dhanka qorrax u dhac (dhabarka dambe ee Xalab Hospital).
๐Ÿ“ž Lambarrada Xiriirka:
๐Ÿ“ฑ 0907 799 828
๐Ÿ“ฑ 0907 730 660
๐Ÿ“ฑ 0905 225 555

05/12/2025

04/12/2025

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฐ๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฒ๐˜€- (Fasalo cusub)

Masterclass of ๐™‚๐™ง๐™–๐™ฅ๐™๐™ž๐™˜ ๐˜ฟ๐™š๐™จ๐™ž๐™œ๐™ฃ and Video Editing Course.

Course Outline:
โ–ถ๏ธ Principle of Graphic design
โ–ถ๏ธLogos design and Branding
โ–ถ๏ธBrochures and Id cards
โ–ถ๏ธSocial Media Postors
โ–ถ๏ธBusiness cards and Flyers
*Advanced Editing*
- Importing & organizing media
- Cutting, trimming & sequencing clips
- Timeline & layer management
- Audio editing & syncing
- Adding transitions
- Effects & Link Media

โœ… Start Time: 09 Dec 2025.
โœ… Class Time: Tuesday - Thursday (08:30 AM to 10:00 AM)
โœ… Duration: 3 Months
โœ… Course Fee: $25/Month
โœ… Seats: 20 Persons
โœ… Certificate: Yes
โœ… Internship: Yes

Contact us:

๐Ÿ“ Goobta Xarunta:
Xaafadda 1-da Agoosto, halka ay iska galaan Wadada Global iyo Jidka 30-ka, dhanka qorrax u dhac (dhabarka dambe ee Xalab Hospital).
๐Ÿ“ž Lambarrada Xiriirka:
๐Ÿ“ฑ 0907 799 828
๐Ÿ“ฑ 0907 730 660
๐Ÿ“ฑ 0905 225 555

โœ… ๐—˜๐—ป๐—ฟ๐—ผ๐—น๐—น ๐—ก๐—ผ๐˜„ ! ๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/whKnVvUnok6GDFUw7

01/12/2025

Waxaa socda isdiiwaan galinta courses-ka kala duwan ee kabaxa xarunta
1. Accounting & Finance
2. Full Stack Web Development
3. Computerized Accounting
4. Computer Application
5. Graphic Design
6. Banking & Finance
7. Luuqada English-ka

Fadlan Horey u gaadh inta aysan kaa buuxsamin diwan galintu
๐Ÿ“ Goobta Xarunta:
Xaafadda 1-da Agoosto, halka ay iska galaan Wadada Global iyo Jidka 30-ka, dhanka qorrax u dhac (dhabarka dambe ee Xalab Hospital).
๐Ÿ“ž Lambarrada Xiriirka:
๐Ÿ“ฑ 0907 799 828
๐Ÿ“ฑ 0907 730 660
๐Ÿ“ฑ 0905 225 555

30/11/2025

Xil. abdikadir jaylani afka aqoonyahanka : Daahfur-ka Xarunta Barashada Teknolojiyadaiyo ganacsiga ee MEC Institute.
๐Ÿ“ Goobta Xarunta:
Xaafadda 1-da Agoosto, halka ay iska galaan Wadada Global iyo Jidka 30-ka, dhanka qorrax u dhac (dhabarka dambe ee Xalab Hospital).
๐Ÿ“ž Lambarrada Xiriirka:
๐Ÿ“ฑ 0907 799 828
๐Ÿ“ฑ 0907 730 660
๐Ÿ“ฑ 0905 225 555

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

1da Aug
Garowe