Alool Academy

Alool Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alool Academy, Education Website, Garowe.

22/04/2025

Hal isbuuc ku baro vedio editing !

Alool Academy waxay qaban doontaa isbuuca dambe work-shop lagu baranayo muuqaal hagaajinta casriga ah ( Vedio editing)

Work-shop kan waxaa lagu baranayaa Software ka Casriga ah ee CapCut, Mobile 📱 iyo Computer 🖥 2daba, waxaa lagu bari doonaa sida muuqaalada loo jarjaro, loo Color-reeyo, sida codadka loo nadiifiyo iyo ugu danbayn sida loosoo saaro muuqaal tayadiisu sarayso.

Diwaan galinta way furan tahay waxaad iska diiwaan galin kartaa xafiiska Alool Media ama nagala soo xiriir:-

WhatsApp : +252904525252

+252906877625
+252906794749
+252907812006

Waxaa inoo bilowday Course-kii ku saabsanaa barashada sawirqaadista casriga ah (Digital Photography), 30 arday ayaa ka f...
13/01/2025

Waxaa inoo bilowday Course-kii ku saabsanaa barashada sawirqaadista casriga ah (Digital Photography), 30 arday ayaa ka faaidaysan doona mudada kooban ee bisha ah oo uu course-kan socon doono.

Alool Academy waxay u rajaynaysaa dhamaan ardada guul.

23/12/2024

Ma jeceshahay sawirqaadista?. Ma kamid tahay dadka xiiseeya in ay noqdaan sawir-qaadayaal xirfad leh ayna bartaan sawir-qaadista?.

Hadaba Alool Academy waxay bisha koowaad ee sanadka cusub (01-01-2025) bilaabi doontaa Course ku saabsan barashada sawirqaadista casriga ah (Digital Photography), waa course aad ku baran doontid kaamiradda iyo sawiqaadista, iyadoona ay ku bari doonaan macalimiin khibrad u leh fanka sawirqaadista.

Diwaan galinta way furan tahay waxaad iska diiwaan galin kartaa xafiiska Alool Media ama nagala soo xiriir:-

+252906644494
+252906794749
+252907812006
+252906877625

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alool Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share