Tawhiid International School

Tawhiid International School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tawhiid International School, School, Wadada Hotel Rugsan kadanbaysa, Garowe.

Tawhiid International School waa xarun lagu koriyo aqoonta iyo garaad ubadka soo koraya si ay u helaan aqoon ay ku kula socdaan aduunkooda sidoo kalena ku ilaashadaan aakhiradooda.

Tawhiid International School “school u taagan Barbaarinta Ubadka sida ugu fiican”  International School
07/08/2025

Tawhiid International School “school u taagan Barbaarinta Ubadka sida ugu fiican”

International School

جمعة مباركة"maalintii Jimcaha – maalinta ugu fadliga badan todobaadka"📞 Lambarada: 90554888 / 907730660.📍 Goobta:Xaafada...
31/07/2025

جمعة مباركة
"maalintii Jimcaha – maalinta ugu fadliga badan todobaadka"

📞 Lambarada: 90554888 / 907730660.
📍 Goobta:Xaafada wadir aaga ka danbeeya Hotel martisoor ama Dhabarka danbe ee kalinta shidalka kalis,Garowe.

𝐈𝐬 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲, 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 - 𝟐𝟎𝟐𝟔.Dugsiga Daru-Tawhiid International School wuxuu si ra...
29/07/2025

𝐈𝐬 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲, 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 - 𝟐𝟎𝟐𝟔.
Dugsiga Daru-Tawhiid International School wuxuu si rasmi ah u bilaabayaa isdiiwaan gelinta ardayda ee sannad dugsiyeedka cusub.
𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐢𝐬 𝐨𝐩𝐞𝐧 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 - 𝟐𝟎𝟐𝟔.
Fasallada la aqbalayo:
1:Qur'anka Kareemka ah
2:Xanaano
3:Primary
-------------------------------
📞 Lambarada: 90554888 / 907730660.
📍 Goobta:Xaafada wadir aaga ka danbeeya Hotel martisoor ama Dhabarka danbe ee kalinta shidalka kalis,Garowe.

Address

Wadada Hotel Rugsan Kadanbaysa
Garowe
25290

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawhiid International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category