Haji Abdi Collage

Haji Abdi Collage Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haji Abdi Collage, Education, Kowda agoosto, Garowe.

06/04/2025

Machadka Waxbarashada Dadka waaweyn ee Haji Abdi.

Waxa uu idiindiyaariyey waxbarasho heerkeedu sareeyo lana jaanqaadaysa heerarka tayada waxbarashadda caalamiga ah.
1. Matahay qof doonaya waxbarasho tayo leh iyo goob ku haboon?
2. Ma tahay qof aan horey u helin fursad waxbarasho ama ay ka kala go'day?
3. Ma jeceshahay inaad wakhti kooban wax ku barato, naftaadana ku dhistid?
4. Hamigaaga ma yahay inaad hesho aqoon iyo xirfad aad ku shaqaysato?

Haddaba, hadii Jawaabtadu tahay Haa, Soo booqo xarunta machadka oo kutaala ka so horjeedka Hotel Gulled aaga Isgoyska Bulsho Ama soo wac Telefonada:- 905385184/5744364

Education

25/01/2025
badbaadada bulshadu waxay ku jirtaa aqoonta oo la xoojiyo. - majiro cadaw ka xun jahliga.πŸ“•πŸ“—πŸ“™ aqoon la,aan waa iftiin la....
02/11/2024

badbaadada bulshadu waxay ku jirtaa aqoonta oo la xoojiyo.
- majiro cadaw ka xun jahliga.
πŸ“•πŸ“—πŸ“™ aqoon la,aan waa iftiin la.aan.

Address

Kowda Agoosto
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haji Abdi Collage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category