πππππππππππππππππ πππ π
ππππππππππͺ
Premium College Garowe oo ku yaala isgoyska Sagal waxaa ka socota qabashada Ardayda Cusub ee Kuliyadaha Pharmacology ,Computer, iyo English.
πTilmaam π
College-ku waxa uu ku yaalaa Isgoyska Sagal ,ama isgoyska Huruuse Mall gaar ahaan Laamiga Qorax u dhaca aada, marka aad gaarto Ayan Saafi Beauty Salon dhabarkeeda.
Wixii Faah-faahin ah Fadlan La Xiriir Tell/WhatsApp: 7784592, 7311503
Premium College
Premium College Garowe β we equip students with hands-on skills for real-world success.
At Premium College, learning goes beyond theoryβexperience practical education that empowers you for local impact and global opportunities
Daawo: Ardayda qaybta English-ka ee Premium College oo si kalsooni leh ugu hadlaya luuqadda English-ka. ππ
πTilmaam π
College-ku waxa uu ku yaalaa Isgoyska Sagal ,ama isgoyska Huruuse Mall gaar ahaan Laamiga Qorax u dhaca aada, marka aad gaarto Ayan Saafi Beauty Salon dhabarkeeda.
Wixii Faah-faahin ah Fadlan La Xiriir Tell/WhatsApp: 7784592, 7311503
07/08/2025
π Jumcaha Mubaarak! π
Jumca kariim dhamaan umada somaliyeed, kuwii ka faaβiidaysta fadliga jumcaha Eebe haka dhigo
Waa ardeyda wax kabarata college Garowe oo wali kuguda jira barashada luuqada English ka, kuwaaso samenaya , Nagu soo biir oo kagudub caqabadaha kaaheysta kuhadalka English.
Fiiro gaara college wuxuu ku yaala isgoyska Sagal Hotel Garowe gaar ahaan ayaan saafi dhabarkeeda danbe
οΏΌβ¨0907784592 /0907311503
06/08/2025
π OGAYSIIS
Premium College Garowe oo Ku yaala isgoyska Sagal Waxaa ka Socota qabashada Ardayda Cusub Sanad Dugsiyeedka 2025/2026, kuliyada ICT-ga
β
Diploma in Computer Science
Wixii Faah-faahin ah Fadlan La Xiriir Tell/WhatsApp: 7784592, 7311503.
06/08/2025
06/08/2025
Maamulka iyo macalimiinta premium college waxay hamaplyo u dirayaan Mr: Abdirahman oo ah ardayga ugu daβda yar college-ka bartana luuqada English-ka oo ku guulaystay tartanka bilahaβah ee English speaking test hampalyo hampalyo
π OGAYSIIS GAROWE
Premium College Garowe oo Ku yaala isgoyska Sagal Waxaa ka Socta qabashada Ardayda Cusub Sanad Dugsiyeedka 2025/2026, Takhasusaadka College-ku idiin hayo Waxaa ka mid ah:
π°Diploma programs
β
Diploma in Computer Science
β
Diploma in Pharmacology
β
Diploma in English literature
β
Three months English speaking course
Wixii Faah-faahin ah Fadlan La Xiriir Tell/WhatsApp: 7784592, 7311503.
Click here to claim your Sponsored Listing.