Dugsiga Barashada Qur,aanka Ee Horsed مدرسة هرسيد للقران وعلومه

Dugsiga Barashada Qur,aanka Ee Horsed مدرسة هرسيد للقران وعلومه

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Barashada Qur,aanka Ee Horsed مدرسة هرسيد للقران وعلومه, Education Website, wadada ingii, Garowe.

kusodhawada barashada qura,anka kariimka
sida: farbarka,xifdinta qura,anka,barashada salaada,iyo ducooyinka,tafsiirka,siirada nebega (swc) qaab online iyo toos ah kalaxariir tel :+252906663044 /25262715035

29/01/2025

Asc dhamaan umma muslimiinta ah gaar ahaan ummada soomaaliyeed galab wanaagsan

10/01/2025

Asc galab wanaagsan dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeyeed

22/12/2024

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhamaan umada soomaaliyeed waxaan ogeysiineynaa
In uu qaadanayo dugsiga barashada qur,aanka kariim ee horseed only in uu qaadanayo ardey cusub fadlan yeysan kaa buuxsiman ardada laqaanayo wey xadidan thy

27/11/2024

Asc subax wanaagsan dhamaan umada islaamka ku soo dhowaada dugsiga horseed ee barashada qur,aanka kariimka

19/10/2024

Dhigeyso qur,aanka alle wll

18/10/2024

Jimaco mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan umada soomaaliyeed

16/10/2024

Ogoysiis ogoysiis dhamaan bulshada soomaaliyeed waxaan ogoysiineynaa in dugsiga horseed uu qaadanayo ardey cusub qu,aanka kariimka ah iyo culuumtiisa muddo kooban insha allah

28/09/2024

Asc Ku soo dhawaada dugsiga barasha qur,aanka kariimka ah hab onlay

27/09/2024
27/09/2024

Asc dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan umada soomaaliyeed jimaco mubaarak

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Wadada Ingii
Garowe
1245