Ogaal-Afeed

Ogaal-Afeed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ogaal-Afeed, main Road, Garowe.

25/02/2024

Wariye Cismaan Sugulle(AUN) wuxuu kamid ahaa warfidiyeenadii waa weynaa ee lixdameeyadii 1960 soomaray laanta afsoomaliga Bbc-da.

.

25/02/2024

Waxaa shacabka Soomaaliyeed dib u xusuusineysaa Sooyaalka Taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka Farta Soomaaliya iyo heerka uu maanta taagan yahay.

06/02/2024

Sida ku qoran dastuurka qabyada ah, Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa Af-soomaaliga(May iyo Maxaa tiri).
.

06/02/2024

Dadka Soomaaliyeed xagee ka soo jeedaan asal ahaan, xageese Afka Soomaaliga ka yimi, waydiimahan waxa ka jawaabaya prof. Cabdalla Mansuur iyo Dr. Cali cabdiraxmaan.

.

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Main Road
Garowe