12/05/2026
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyeyaasha Caafimaadka.
Maanta waxaan si weyn u xusaynaa una qadarinaynaa dhammaan kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee door muhiimka ah ka qaata daryeelka bulshada iyo badbaadinta nolosha dadka.
Dadaalkiinna, samirkiinna, iyo naxariistiinna joogtada ah waxay mudan yihiin sharaf iyo bogaadin gaar ah.
Mahadsanidiin adeeggiinna qiimaha badan iyo howsha naf-hurnimada leh ee aad bulshada u haysaan.