Hon Abdirahman Ali Salah

Hon Abdirahman Ali Salah

Share

Waa Page kayga shakhsiyaded Ee Abdirahman Ali salah
Dhiirigaliye Bulsho

Fadlan ku xidhnow kuna soo biir

Han u yeel iyo yool Naftaada
jecloow oo ku kalsoonow Naftada
Feker saxan iyo hididilo Yeelo
wadada saxda ahna Raac
ha Yasin ha is oran waxba ma Qabsan kartid Wax walba oo adag waa La Jabiyaa isku Day Hadad ku guul daraysato mar laabad isku Day Aakhirka waad Jabin doonta Dhagaxuba waa adag yahay Hadii loo baahdana Waa La Jabiyaa


fadlan Like saar Page ka Kuna soo biir

Photos from Hon Abdirahman Ali Salah's post 07/11/2020

Calanka Jamahuuriyada Barakaysan Ee f Somaliland magacee ayaad U taqaana
Halka Kan soomaliya La dhaho Cawaale

Nala wadaag Calanka Somaliland Magaciisa

Hon Abdirahman Ali Salah 21/10/2020

BULSHO YAHAY MA NABAD BAA✋

Hon Abdirahman Ali Salah Waa Page kayga shakhsiyaded Ee Abdirahman Ali salah
Dhiirigaliye Bulsho

Fadlan ku xidhnow kuna soo biir

18/09/2020

Jumca wanaagsan Dhamaan Umada soomliyeed
Illahy Acmaasha Wanaagsan Haynaga wada aqbalo

Inaad Love saarta Lacag Maha
Fadlan Like Sar Page ka

13/09/2020

TVga CGTN oo Laga Leeyahay Dalka China ayaa Maah-maahyada soomalida soo qaadanaya

Bal noo micnay Maxaad ka Fahantay

26/08/2020

Shakhsi illahy Hibo U siiyay Hadal soo Jeedin Balaaqo Dhiiri galiye bulsho ,Abwaan Ka Hadla Xaqiiqda markas jirta ,Hal abuur ,Xikmadle

Xassan dhuxul laabsaax

26/08/2020

Ma Jirto Hanti Kaa maqan Hadad aqoon Leedahay
Lkn jaahilku waa saboob si kasta uu lacag u haysto

Hadaba Ha Rajo dhigin Si Aad Hadafkaga u gaadho
Dedaala waa gaara Xaaji cabaas

Wax barta aan barwaaqo Gaadhne

Hadaad akhrisay Qoraalkan Fadlan Haka tagin Inaad Shere gareyso

Hasuusnow Xaalad Kasta aad ku jirto Xuska Alle Iyo Saliga nabiga SCW

20/08/2020

Happey New Islamic year 1442

Love Coment Dhac kusii waa wllkin
Kuna soo biir Bogayga

13/08/2020
Photos 21/07/2020

Dalka

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Barxada Garowe
Garowe