Machadka Ahlan

Machadka Ahlan Ku soodhawaada Machadka Xirfadaha ee Ahlan Garowe. Kala xiriir Whatsapp +252906231808

13/12/2025

Maamulaha Machadka Ahlan, Dr. Abdullaahi Abdullaahi ayaa ka qaybgalay bandhigga buugga Maayad, oo ay qortay abwaanad Ismahaan Araweelo, taas oo muujinaysa qiimaha aqoonta, suugaanta, iyo taageerada hal-abuurka.

Maamulaha Machadka Ahlan,                           Dr. Abdullaahi Abdullaahi  ayaa ka qaybgalay bandhigga buugga Maayad...
13/12/2025

Maamulaha Machadka Ahlan, Dr. Abdullaahi Abdullaahi ayaa ka qaybgalay bandhigga buugga Maayad, oo ay qortay abwaanad Ismahaan Araweelo, taas oo muujinaysa qiimaha aqoonta, suugaanta, iyo taageerada hal-abuurka.

Maamulaha Machadka AhlanDr. Abdullaahi Abdiaziz Abdullaahi, ayaa ka qaybgalay Puntland Book Fair. Ka qaybgalka Dr. Abdul...
09/12/2025

Maamulaha Machadka Ahlan
Dr. Abdullaahi Abdiaziz Abdullaahi, ayaa ka qaybgalay Puntland Book Fair.
Ka qaybgalka Dr. Abdullaahi wuxuu muujinayaa taageerada uu u hayo aqoonta, akhriska iyo horumarinta waxbarashada.

21/11/2025

Maanta oo ay tahay 21-ka November, waxaan u dabbaaldegaynaa Maalinta Macalinka, oo aan u muujinayno sharf iyo mahadnaq dadka na baray iftiinka aqoonta. Macalinku waa quruxda bulshada, waa kan dhisaa jiilka berri, oo hogaamiya waddada horumarka.

14/10/2025

Hoggaan wacan Himilo sare iyo Howl karnimo aan la barbar dhigi Karin maamulka Machadka Ahlan
Maamule karti badan leh

Waxaan hambalyo ku aadan Maalinta xuska Calanka oo ku beegan 12-ka October u diraynaa shacabka Soomaaliyeed.Maalinta Cal...
12/10/2025

Waxaan hambalyo ku aadan Maalinta xuska Calanka oo ku beegan 12-ka October u diraynaa shacabka Soomaaliyeed.

Maalinta Calanka Soomaaliyeed la taagey oo ku beegan sanadkii 1954-tii taas oo Astaan ka tarjumeysa xornimada, wadajirka iyo middnimada ummadda Soomaaliyeed.

Bulshada Soomaaliyeed waa iney u midoobaan sidii dib loogu soo celin lahaa sharafta iyo sumcaddii dalka Soomaaliyeed ku lahaan jirey calaamka.

10/08/2025

Maamulaha Ahlan Institute Of Education
Dr. Abdullahi Abdiaziz Abdullahi

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐Ahlan institute of education โ€“ GarooweWaxay hambalyo u diray...
01/08/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐
Ahlan institute of education โ€“ Garoowe
Waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka reer Puntland munaasabadda dabaaldegga sannad guurada 27-aad ee aasaaska Dawladda Puntland.
Puntland Guul iyo Gobannimo!

1-da August 2025

21/07/2025

Xildhibaan Asma Farah Gambool oo Hambalyo u Dirtay Ardayda Ka Qalin-jabisay Machadka Ahlan
Xildhibaan Asma ayaa sheegtay in guusha ay ardaydu gaareen ay tahay mid ku timid juhdi, dadaal, iyo taageero joogto ah oo ka timid waalidiinta, macallimiinta, iyo bulshada guud ahaan. Waxay sidoo kale xustay kaalinta muhiimka ah ee Machadka Ahlan uu ka qaato horumarinta aqoonta dhalinyarada

21/07/2025

Machadkeenna Ahlan waa hoy
Cilmiga iyo aqoonta lagu keydiyo,
Ardayda oo dhan oo halkan isugu yimaad
Mustaqbalka ifaya ay ku taamayaan.

Macallimiin dadaal badan halkan joogaa,
Hagitaan iyo baraarujin waxay bixiyaan,
Xidigaha berri waa halkan lagu dhalaa,
Waxbarasho iyo horumar aan kala goโ€™ lahayn.

Machadka Ahlan waa hoyga aqoonta,
Halkeenno cusub iyo himilooyin toosan,
Ku soo biir oo baro adigoo kalsooni leh,
Guushaada iyo farxadda waa halkan laga helaa.

21/07/2025

Kelmadda Afka ardayda qalinjabisay waxa ku hadlay
Aden Mohamed shire

Address

Garowe

Telephone

+252906231808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Ahlan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category