29/11/2019
Jimce Wanaagsan Dhamaan Umadda Somaliyeed Ee Ku Xiran Pageka Xarunta Darasadka Siyaasadaha Ee (CPA-Somalia).
Mudanayaal /Murwooyin Waxaan Jeclaysanay Inaanu Fursada Jimcaha Uga Faa'idaysano, Inanu Jaanis Idinsino Mowduucyada Aad Jeceshihiin Inaanu Kaga Hadalno Doodaha Ay Xaruntu Qaban Doonto Maalmahan Fooda Nagu Soohaya.
Fikradihiinu Waa no Muhiim.
Mahadsanidiin.
.