09/08/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH – ODOO ENTERPRISE (ODOO ERP)
Vision International College – Galkayo Campus waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa ardayda, dhallinyarada, xisaabiyeyaasha, ganacsatada, iyo dhammaan bulshada daneeya horumarinta aqoonta iyo xirfadaha casriga ah in la bilaabayo:
ODOO ENTERPRISE (ODOO ERP)
Bilaabashada Koorsada: August 2026
Haddii aad doonayso inaad horumariso xirfadahaaga xisaabaadka, maamulka ganacsiga, iyo adeegsiga nidaamyada casriga ah, koorsadan Odoo ERP waxay ku siinaysaa aqoon iyo tababar theoretical iyo practical ah oo ku saabsan adeegsiga Odoo ERP ee maamulka iyo hawlaha kala duwan ee ganacsiga.
Waxaad Baran Doontaa:
✅ Accounting & Finance
✅ Sales Management
✅ Inventory Management
✅ Purchase Management
✅ Point of Sale (POS)
✅ Financial Reports
✅ Practical Use of Odoo ERP
✅ Iyo mowduucyo kale oo muhiim ah
🎓 Dhamaadka Koorsada Waxaad Heli Doontaa:
Shahaado (Certificate) marka aad si guul leh u dhammayso koorsada.
IS-DIIWAANGELINTU WAY SOCOTAA!
📞 Macluumaad & Is-diiwaangelin:
+252 907 791 454
+252 907 665 332
05/08/2026
-𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗩𝗜𝗖 𝗚𝗮𝗿𝗼𝘄𝗲 𝗖𝗮𝗺𝗽𝘂𝘀-
𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐢𝐬 𝐨𝐩𝐞𝐧 𝐟𝐨𝐫 -𝟐𝟎𝟐𝟔--𝟐𝟎𝟐𝟕
𝗩𝗶𝘀𝗶𝗼𝗻𝗜 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗵𝗮𝘄𝗹𝗴𝗮𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗽𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗯𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵, 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝗻𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮 𝗹𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗱𝗶𝗯𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮 , 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟐𝟎𝟐𝟔--𝟐𝟎𝟐𝟕.
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮 𝘀𝘁𝗶𝗰𝗸𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗯𝗮𝘅𝗮 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲-𝗸𝗮.
-𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗵𝗼𝗿𝗮𝘆 𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮
_________________________________________
𝕍𝕚𝕤𝕚𝕠𝕟 𝕀𝕟𝕥𝕖𝕣𝕟𝕒𝕥𝕚𝕠𝕟𝕒𝕝 ℂ𝕠𝕝𝕝𝕖𝕘
𝗢𝘂𝗿 𝗾𝘂𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗶𝘀 𝗴𝘂𝗮𝗿𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱!
𝗙𝗼𝗿𝗺𝗼𝗿𝗲 𝗶𝗻𝗳𝗼𝗿: 𝗽𝗹𝘀 𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝗨𝘀:-𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: 𝗩𝗶𝗰𝘀𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶@𝗴𝗺𝗮𝗶𝗹.𝗰𝗼𝗺
𝔾𝕒𝕣𝕠𝕠𝕨𝕖:-
🆃🅴🅻: 0907728532
🆃🅴🅻: 0907480201
🆃🅴🅻: 0907752759
𝗩𝗜𝗖 𝗚𝗮𝗿𝗼𝘄𝗲 𝗖𝗮𝗺𝗽𝘂𝘀
28/06/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaan dhammaan ardayda, dhallinyarada, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ku wargelinaynaa in Koorsada Professional Graphic Design Expert ay si rasmi ah u bilaaban doonto bisha July.
Haddii aad rabto inaad noqoto naqshadeeye xirfad leh (Graphic Designer), koorsadani waxay ku bari doontaa xirfadaha aasaasiga ah iyo kuwa horumarsan ee naqshadaynta casriga ah.
Waxaad baran doontaa:
• Adobe Photoshop
• Adobe Illustrator
Waxaad heli doontaa:
✅ Casharro tayo sare leh
✅ Tababar gacanta lagu qabanayo (Practical Training)
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Shahaado marka aad si guul leh u dhammayso koorsada
Faahfaahinta Is-diiwaangelinta:
📞 Telefoon: + Telefoon: +252 907791454 / +252 907674152 / +252 907665332
Ha seegin fursaddan! Is-diiwaangelintu way socotaa.