Wadajir Women Association - WADWA

Wadajir Women  Association - WADWA

Share

A women educational and activist support association

Wadajir Women Association (WADWA) is a dynamic and dedicated organization founded in 2020 with the goal of empowering and uplifting women in Somalia. Our association is comprised of passionate and committed Somali women activists who tirelessly advocate for a range of crucial issues, with a particular focus on mental health and well-being, women's rights, quality healthcare and education, social j

Photos from Daljir Media's post 29/06/2025

Midnimo Women Network Waanu ku bogaadin shaqada wanagsan ay u hayaan Hablaha Soomaliyeed iyo Awoodsiinta Hablaha Dhalinyarada.

Photos from Midnimo Women Network's post 24/06/2025
Photos from Wadajir Women  Association - WADWA's post 01/06/2025

29/5/2025, magaalada Garowe, ayaa ka dhacay kulan sanadle ah oo ay soo agaasintay Dallada Midowga Ururada Haweenka Puntland, gaar ahaan Midnimo Women Network oo WADWA ka mid tahay Kulankaan, oo ah mid sanadkii hal mar la qabto, ayaa isugu yimid dhammaan haweenka leh xirfadaha kala duwan, sida qareenada, dhakhaatiirta, booliska—gaar ahaan kuwa ku hawlan community policing—haweenka ka shaqeeya arrimaha siyaasadda, amniga iyo xaqiijinta doorka haweenka, gabdhaha dhalinyarada ah ee activist-yada, iyo haweenka saxaafadda.

Kulankaan waxaa diiradda lagu saaraa xaaladaha kala duwan ee ay la tacaalayaan haweenku, waxaana lagu soo bandhigaa soo jeedinno koox walba ka diyaarisay qaybtooda, iyadoo la faahfaahinayo horumarka la gaaray, caqabadaha weli jira, iyo soo jeedinta xalal waara.

Kulanka waxaa gacan ka gaystay Hay’adda Nagaad Network, gaar ahaan mashruuca "Ma Sugi Karno" (We Cannot Wait).

Photos from Daljir Media's post 06/05/2025

On behalf of the Midnimo Women Network and our organization, we are proud to share that
we participated in an inspiring event today in Garowe! Organized by the Civil Society Reference Group for Women's Advocacy in Puntland, in collaboration with the MOWDAFA, the meeting aimed to advocate for and encourage women's participation in Puntland and Somali politics.

This event brought together passionate individuals dedicated to making a difference.

Together, we can empower women and create a brighter future for all!

06/05/2025
17/10/2024

Waxaa Cawa si habsami leh noogu qabsoomay shirkii Online ka ahaa oo looga hadlayey caafimaadka Dhimarka shirka waxaa is diwaangaliyey in kabadan 200 oo qof halka ay soo xaadireen ka badan 80 qof oo kala jooga daafaha caalamka.

Aad ba u mahadsanthin Dhaman inte Kaso qaybgashay kulankiina waxan kalo se khaasa ugu mahad cilinya Dhakhatiirii wakhtigooda iyo Cilmigoodaba no horay waxyaalo badan o bulshadiina Aad ugu bahnaydna naga jahil bixiyey oo Anu Aad uga faidnay ilahay ajar iyo xasnad ha idnka seeyo abalkina ma gude karne Aad ba u mahadsanthin Waa inooyo kulamo danbi Insha Allah ✊🏽❤️

Mahadsanidiin

17/10/2024

🌟 Meet Our Speaker: Dr.'s Rooda Mohamed Ahmed 🌟

Roda Mohamed Ahmed waa khabiirad ku takhasustay caafimaadka dhimirka iyo aasaasaha xarunta PrimeSom Counseling Center. Waxay caan ku tahay firfircoonideeda iyo aqoonta ay u leedahay caafimaadka dhimirka. Roda waxay marti noo tahay shirka soo socda ee Mindbreak24 Conference, halkaas oo aan ku falanqayn doono arrimaha la xiriira caafimaadka dhimirka.

Ha seegin fursadan aad ku baran karto khubaro!

🗓Date: October 17th, 2024
🕒Time: 7pm to 9pm
📍Where: Online via Google Meet
Time zone: Africa/Nairobi
Google Meet joining info
Video call link: https://meet.google.com/jdz-zwtw-zkg
🔗Register now to secure your spot! https://forms.gle/8fguLwNpQ29jZGAy5

16/10/2024

🌟 Meet Our Speaker: Dr.'s Hafsa Mohamud 🌟

Lakulan Dr.'s Xafsa, oo ah dhakhtar ku takhasusay caafimaadka dhimirka, kana tirsan xarunta Nafis Counseling and Therapy ee Ku taala Muqdisho. Sidoo kale, Dr. Xafsa waa tababare ku xeeldheer arrimaha la xiriira caafimaadka dhimirka, iyada oo leh saddex sano oo waayo-aragnimo ah oo ay ka shaqaynaysay caafimaadka dhimirka. Waxay ka mid tahay martida Ku casuman shirka Mindbreak24 ee ku saabsan caafimaadka dhimirka.

Ha seegin fursadan aad ku baran karto khubaro!

🗓Date: October 17th, 2024
🕒Time: 7pm to 9pm
📍Where: Online via Google Meet
Time zone: Africa/Nairobi
Google Meet joining info
Video call link: https://meet.google.com/jdz-zwtw-zkg
🔗Register now to secure your spot! https://forms.gle/8fguLwNpQ29jZGAy5

16/10/2024

🌟 Meet Our Speaker: Dr.'s Saida Ali Indhayare 🌟

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in Dr.'s Saida Ali Indhayare ay marti ku tahay shirka soo socda. Saida waa madaxa shaqaalaha iyo maamulka ee European Hospital Garoowe, waxayna leedahay khibrad 15 sano ah oo ay kasoo shaqeysay isbitaallada la-tacaala caafimaadka dhimirka, kuwaas oo gaar loo leeyahay iyo kuwa danguud ah ee dalka Denmark.

Ha seegin fursadan aad ku baran karto khubaro!

🗓Date: October 17th, 2024
🕒Time: 7pm to 9pm
📍Where: Online via Google Meet
Time zone: Africa/Nairobi
Google Meet joining info
Video call link: https://meet.google.com/jdz-zwtw-zkg
🔗Register now to secure your spot! https://forms.gle/8fguLwNpQ29jZGAy5

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

30th Street
Garowe