05/09/2026
📢 MUHIIM AH
AL-MISBAAX – GARAWE
Daraasaadka Qur’aanka Kariimka ah iyo Bixinta Ijaazada Sanadka Leh
👨🏫 MACALLIN, MA JECESHAHAY…?
📖 Inaad hesho Ijaazada Sanadka Sare ee Qur’aanka Kariimka ah?
📚 Inaad muddo kooban ku barato Tasxiixa iyo Tajwiidka Qur’aanka Kariimka ah?
📜 Inaad xifdiso Mutuunta Cilmiga Tajwiidka Qur’aanka?
⏰ Haddii jawaabtaadu tahay HAA, fursaddan waxaa ka heli kartaa:
🌟 MARKAZKA AL-MISBAAX – GARAWE
Markazka Al-Misbaax oo dhawaan laga furi doono Aagga Kala-wareega 30-ka, waxaa hadda ka socota Diiwaangelinta Ardayda, Raba Sanadka Qur’aanka.
2️⃣ QAYBTA MACALLIMIINTA 👨🏫📖
Waxaa loogu talagalay Macallimiinta iyo dadka doonaya inay si qoto dheer u bartaan Qur’aanka, gaar ahaan:
▪️ Xifdiga Qur’aanka
▪Tasxiixa Qur’aanka
▪️ Tajwiidka Qur’aanka
▪️ Xifdiga Mutuunta Tajwiidka
▪️ U diyaargarowga Ijaazada Sanadka Qur’aanka Kariimka ah
MACALLIMIINTA:
📅 Khamiis & Jimce
HA SEEGIN!
Haddii aad tahay qof jecel Qur’aanka Kariimka ah, doonayana inuu kor u qaado aqoontiisa, xifdigiisa iyo Tajwiidkiisa, Markazka Al-Misbaax waa goobta aad ka heli karto fursaddan.
📍 Goobta: Aagga Kala-wareega 30-ka – Dhabarka Farjanno.
📝 Diiwaangelintu hadda way socotaa.
📞 Kala xiriir Maamulka Markazka si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah iyo diiwaangelin 090-5027076
📖 MARKAZKA AL-MISBAAX
“Qur’aanka Baro, Xifdi, Sax, Kuna Dhaqan.”