BEERO INST.

BEERO INST. Sustainable environmental solutions

  bandhig cilmi baaris deegaanka ah iyo daahfur machadka BEERO ee heer Federal ayaa ka qabsoontay gaalkacyo.Martida xafl...
26/08/2023

bandhig cilmi baaris deegaanka ah iyo daahfur machadka BEERO ee heer Federal ayaa ka qabsoontay gaalkacyo.

Martida xafladda: Guddomiyaha gobolka mudug ee Puntland Mudane Faisal Sheek Cali, Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane C/raxman Sheekh Xasan, Guddomiyaha degmada Gaalkacyo ee Puntland Xasan Maxamed Jaamac, Guddomiyaha hay,adda JEESO ahna aasaasaha Machadka BEERO Mr. Axmed Daahir "timayare ", Madaxa Academiyadda jaamacadda Cadduun Mr. Ciise C/kariim Shaaciye, culimo, ganacsato, ururadda beeralayda gobolka mudug, ururada bulshada rayidka ah, iyo bahda saxaafadda.

Dhamaan madaxda iyo haldoorka madasha kasoo qayb galay waxay bogaadiyeen cilmi baarista uusoo bandhigay Machadka BEERO ,sidoo kalena waxay madaxdu daahfureen si wada jir ah Balaarinta Machadka BEERO ee Heer Federal-Somalia.

Address

August
Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BEERO INST. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to BEERO INST.:

Shortcuts

Share