A Mohamed

A Mohamed Waxaan idin leeyahay kusoo dhowaada boggayga rasmiga ah. Mahadsanidiin Cabdulqaadir Foodcadde

25/11/2025

Vote for African Educationist of the Year – Nominee: Farah Sheikh Abdulkadir

Farah Sheikh Abdulkadir, Somalia’s Minister of Education, Culture & Higher Education, is driving one of Africa’s most ambitious education reform agendas—modernizing systems, expanding access, and strengthening national learning outcomes.

• He was instrumental in the passage of the National Higher Education Bill, a milestone shaping standards, governance, and quality across Somalia’s universities.

• His ministry has announced the recruitment of 3,000 additional teachers, a major push to meet rising enrolment needs and improve classroom delivery nationwide.

• Under his leadership, Somalia has expanded its education budget from 3% to nearly 10%, signalling an unprecedented national commitment to human capital development.

Promote bold, inclusive, and future-driven leadership — embodied by Farah Sheikh Abdulkadir.

🔗 VOTE NOW: https://www.africanleadershipmagazine.co.uk/african-leadership-magazine-persons-of-the-year-2026-nominees/

🗓 Voting ends: 30 November 2025

17/10/2025
26/08/2025
22/06/2025

Malabo “ Markan dhahay Nin baan 300,000$ Dollar oo lacag ah ka Qaaday Rag baa Afduub igu Hanjabay in aan lacagtaa wili hayo, Walalyalow lacagtaas way isku dhamaatay 2 Sano iyo Bar ka hor bay aheyd hada mahayo”

Malabo Gabdhii Dhahday Nin aan Shukaansanayo ayaan lacag Sadex Boqol oo kun oo Dollar ka Qaaday ayaa Muuqaal kale soo Duubtay kadib markii Faaraxyo badan ay ugu Hajbabeen in ay lacagtaas ka dhacayaan.

Maxay kula Tahay?

FURSAD LAYLIN IYO SHAQO CARBIN (internship opportunities)Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DPL ayadoo kaashanaysa...
20/03/2025

FURSAD LAYLIN IYO SHAQO CARBIN (internship
opportunities)

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DPL ayadoo kaashanaysa hay’adaha kala duwan ee dawladda iyo bahwadaagteeda shaqo waxay bixinaysaa fursado laylin iyo shaqo carbin ah taas oo loogu talogalay dhalinyarada iyo dadka doonaya inay horumariyaan xirfadooda shaqo, xiriirkooda goobaha shaqada iyo suuqa shaqada. Iyadoo dhammaan habka xulushada la waafajin doono siyaasada wasaarada ee laylinta iyo shaqo carbinta dawladda Puntland.

Ujeedada: Laylinta iyo Shaqo Carbinta:

Barnaamijkan wuxuu bixinayaa tababaro xirfadeed iyo fursado shaqo carbin ah oo ka caawin doona ka qaybgalayaasha inay helaan waayo-aragnimo shaqo, dhisaan xirfadooda, iyo inay yeeshaan fursado mustaqbalka ah oo ay kaga mid noqon kara suuqa shaqada iyadoo si dhaw loola socondoono horumarkooda xirfadeed iyo karaan kooda shaqo gudasho laguna qiimayn doono.

Tirada la baahinayo: 30 boos

Goobta Laylinta iyo Shaqo Carbinta: Dhammaan Gobolada iyo Degmooyinka Puntland iyadoo guulaystayaasha lagu kala meelayndoono hay’addaha dawladda, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo cidkasta oo bixinaysa fursad laylin iyo shaqo carbin.

Shuruudaha Ka Qaybgalka:
1. Xogta sooyaalkiisa nololeed (CV);

2. Copy Shahaadada jaamacadeed ugu yaraan Bachelor degree iyo wixii ka sareeya ama warqada cadeynta inuu/inay dhamaysay jaaamacadda (testimonial) taas oo ah labadii (2) sano ee u dambaysay sida ku cad siyaasada laylinta iyo shaqo carbinta DPL

3. Copy Aqoonsi codsaha Baasaboor ama aqoonsiga muwaadinimo

4. Copy Labo sawir oo teesare ah (passport size) sawirka attachment ahaan waa loo soodiri karaa

5. Wakhtiga k**a dambaysta soo gudbinta Araajida 06:00 PM 28th March, 2025.

Codsiyada waxaa lagu soo gudbinayaa: Emailka: [email protected] iyadoo copy lasiinayo [email protected]

19/02/2025

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 12:00
Wednesday 08:00 - 23:55
Thursday 08:00 - 23:50
Friday 08:00 - 23:59
Saturday 08:00 - 12:00
Sunday 08:00 - 23:59

Telephone

+252907640637

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to A Mohamed:

Shortcuts

Share