Sahle students consultancy firm

Sahle students consultancy firm Sahle Student Consultancy Firm facilitates the admission for Daffodil International University in Ba education consultancy firm

27/12/2022

Dareenka Mohamed abdullahi ali oo ka mid ahaa ardydii ka qalinjebisay jaamcadda DIU,uuna fududeeyay xafiisk arimaha ardayda ee Sahle students consultancy firm

24/12/2022

Sahle Travel Agency wuxu idin hayaa Local Ticket

Axada:Kismaayo to Muqdisho
Axada: Muqdisho to Kismaayo

Axada: Muqdisho to Garowe
Axada: Garowe to Muqdisho

Axada: Muqdisho to Hargaisa
Axada: Hargaisa to Muqdisho

Wixi fahfahin ah nagala soxirir labadarada hoos ku qoran
0907249385/ 0907900101/0906790450

Xafladii qalinjebinta ardaydii heerka 2aad ee waxbarashada ka dhameeyay jaamacadda Daffodil international university ee ...
24/12/2022

Xafladii qalinjebinta ardaydii heerka 2aad ee waxbarashada ka dhameeyay jaamacadda Daffodil international university ee wadanka Bangladesh, uuna fududeynayay xafiiska Sahle students consultancy firm

Dhamaantiin Hanbalyo waxaan idiin rejayn guul iyo mustaqbal wacan.

23/12/2022

Kalmadii Mustafe Siciid oo ka mid ah Maamulka Sahle students consultancy firm uu ka jeediyay xafladii qalinjebinta ardaydii heerka 2aad ee waxbarashada ka waday Jaamacadda DIU ee wadanka Bangladesh uuna fududeeyay xafiiska sahle.

Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan ka miro dhalinay dadaal aan wadnay mudo dheer , ugu danbeyna gudoonsiinay shah...
22/12/2022

Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan ka miro dhalinay dadaal aan wadnay mudo dheer , ugu danbeyna gudoonsiinay shahaadooyinkii ardaydii mudada soowada jaamacadda DIU, kana faa'iidaystay fursadii ay fududeysay shirkada Sahle students consultancy firm

Hanbalyo Hanbalyo.

27/11/2022

Sahle Travel Agency wuxu idin hayaa VISA BANGLADESH mudo koobaan ku helayso

Sida: waxbarasho, cafimaad, dalxiis

Hadaba wixii fahfahin ah nagala soxirir labadarada hoos ku qoran
0907249385/ 0907900101/0906790450

26/11/2022

Sahle Travel Agency wuxu idin hayaa Local Ticket

Axada: Hargaisa to Muqdisho
Axada: Muqdisho to Hargaisa

Axada : Muqdisho to Garowe
Axada: Garowe to Muqdisho

Wixi fahfahin ah nagala soxirir labadarada hoos ku qoran
0907249385/ 0907900101/0906790450

24/11/2022
23/11/2022

Sahle Travel Agency wuxu idin hayaa Local Ticket

Khamista: Bosaaso to Muqdisho
Khamista: Muqdisho to Bosaaso

Khamista: Muqdisho to Garowe
Khamista : Garowe to Muqdisho

Wixi fahfahin ah nagala soxirir labadarada hoos ku qoran
0907249385/ 0907900101/0906790450

21/11/2022

Sahle Travel Agency wuxu idin hayaa Local Ticket

Taladada: Muqdisho to Garowe
Taladada: Garowe to Muqdisho

Wixi fahfahin ah nagala soxirir labadarada hoos ku qoran
0906790450/ 0907249385/ 0907900101

Address

Road 2 Garowe
Garowe

Telephone

+252905043444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahle students consultancy firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sahle students consultancy firm:

Shortcuts

Share

Category