02/06/2026
Talaado, 02/06/2026
Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad ee Puntland
Hambalyo dhammaan ardayda maanta si guul leh u soo gabagabeeyey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad.
Maamulka Dugsiga Daaru Qur’aan Garoowe wuxuu ardayda u rajaynayaa guul iyo natiijo wanaagsan, isagoo u diraya hambalyo iyo duco.
Alle ha idinka dhigo kuwo guulaysta.
Aamiin.