Karin-karfood primary school

Karin-karfood primary school First school in karin-karfood sool somalia it's elementary school

rotation of the earth 🌎 on the sun .ardayda oo sawiro cilmiyeed oo wax ku ool ah latusay .fasal ka 5aad iyo 6aad .guulay...
09/04/2026

rotation of the earth 🌎 on the sun .
ardayda oo sawiro cilmiyeed oo wax ku ool ah latusay .
fasal ka 5aad iyo 6aad .
guulaysta

08/02/2024
Guusha
08/02/2024

Guusha

08/02/2024
Hambalyo kun jeer ardayda Karin-karfood primary school oo kaalmaha saray ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa
11/08/2023

Hambalyo kun jeer ardayda Karin-karfood primary school oo kaalmaha saray ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa

Guul baan idin rajaynaynanaa dafcadii 10 aad      ee ka qalin  badalatay dugsiga
14/06/2023

Guul baan idin rajaynaynanaa dafcadii 10 aad ee ka qalin badalatay dugsiga

Talaada 13/06/2023.Waxaa maanta usoodhammaaday ardayda iskuulka Karin-karfood primary school ee degmada boocame, imtixaa...
13/06/2023

Talaada 13/06/2023.

Waxaa maanta usoodhammaaday ardayda iskuulka Karin-karfood primary school ee degmada boocame, imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga dhexe, kaas oo ay kaqaadday wasaaradda waxbarashada ee puntland.

Maamulka iyo macallimiinta iskuulku waxay ardayda iyo kuwa kaleba urajaynayaan natiijo qurxoon.

22/05/2023

Wax barta aan barwaaqo gaadhneee

Address

Karin/karfood
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karin-karfood primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Karin-karfood primary school:

Shortcuts

Share