19/01/2022
Bisha 3aad waxaa machadka ka qalin jebin doona ardo gaadheysa ilaa 100 ardey. Waana dufacadii labaad.
Fadlan ka mid noqo qabashada dufcada 3aad si aad u heshid diploma in english.
Mahadsanidiin.