23/07/2026
Tababaraha: Eng. Ahmed Isse Nur
Construction Engineer | Land Surveyor
Eng. Ahmed wuxuu leeyahay 6+ sano oo khibrad ah dhanka injineernimada dhismaha iyo cabbirka dhulka, isagoo ku takhasusay adeegsiga RTK GPS, Total Station, Auto Level, iyo survey-ga mashaariicda kaabayaasha.
Mawduucyada Tababarka
- Hordhaca Land Surveying
- Surveying Principles & Field Procedures
- Levelling Techniques
- Traverse Surveying
- Total Station Operations
- GPS/GNSS Surveying
- Field Data Collection & Processing
- Survey Mapping & Report Preparation
Muddada: 5 Toddobaad
Qiimaha: USD 50
Shahaado: Certificate of Completion
Yaa Ka Faa'iidaysan Kara?
Ardayda, injineerrada, farsamayaqaannada, iyo qof kasta oo doonaya inuu xirfad casri ah ka helo Land Surveying si uu u kordhiyo fursadaha shaqo.