مدرسة القدس لتحفيظ القرءان الكريم والتعليم الأساسي

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • مدرسة القدس لتحفيظ القرءان الكريم والتعليم الأساسي

مدرسة القدس لتحفيظ القرءان الكريم والتعليم الأساسي بالعلم والأخلاق ترتقي الأمم

RAMADAAN KARIIMكل عام وأنتم بخير وصحة وعفو وغفران ياربنااعتق رقابنا ورقاب والدنا من النار
18/02/2026

RAMADAAN KARIIM
كل عام وأنتم بخير وصحة وعفو وغفران
ياربنااعتق رقابنا ورقاب والدنا من النار

Waxan halkan hampalyo uga direynaa fasalka 4aad ee dugsiga hoose oo ku guuleystey tartan aqooneedkii ka socdey schoolka ...
27/11/2025

Waxan halkan hampalyo uga direynaa fasalka 4aad ee dugsiga hoose oo ku guuleystey tartan aqooneedkii ka socdey schoolka iyago finalkii ka guuleystey faslka 6aad ee dugsiga hoose dhexe ee Al~QUDUS.

Al~QUDUS waa hoyga aqoonta iyo tayeynta ubadka soomaaliyeed.

26/07/2025

Ogeysiis ogeysiis
Dugsiga hoose/dhexe iyo xifdinta quraanka kariimka ee Al~qudus waxa uu ogeysiinayaa dad weynaha ku dhaqan magaalada garowe gaar ahaan xaafada waaberi in dugsigu qaadanayo arday cusub sanad_dugsiyeedaka 2025/2026 is qoristuna ka socoto xarunta dugsiga.
Dugsigu waxa uu bixiyaa waxbarasho tayo sare iyadoo ay ka shaqeyan macalimiin qubaro.
Wixii faah_faahin kala xiriir:0907711585 ama 0907710222 ama 0907718684

27/07/2024

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis

Waxa uu dugsiga H/dhexe iyo xifdinta quraanka ee Al~qudus oo ay bulshada reer garowe gaar ahaan xaafada waaberi uga barteen waxbarasho tayo sare leh ogeysiinayaa in uu qaadanayo arday cusub fasalada xadaanada,1aad,2aad iyo 3aad sanad~dugsiyeedka 2024/2025 waxay is qoristu ka socotaa xarunta dugsiga oo ku taal dhabarka dambe ee kaalo ama la xiriir : 0907658410 ama 0907710222 ama 0907610288 is qoristu muddo kooban ayaa ka harsan fadlan horey ugaar.

عيد     مبارك    جميع   المسلمين
09/04/2024

عيد مبارك جميع المسلمين

26/03/2024
Asc waraxmatullahi wabarakaatuh   إنّالله وإنّاإليه راجعون قال تعالى ( كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون ) صدق الله الع...
24/12/2023

Asc waraxmatullahi wabarakaatuh

إنّالله وإنّاإليه راجعون
قال تعالى ( كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون ) صدق الله العظيم
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Al-qudus waxay halkan tacsiyo tiiraanyo leh uga dirayaan ahalkii iyo qaraabadii uu ka geeriyodey adeer Maxamed Gabeyre Cilmi oo ahaa runtii waalid aad uqiimo badan balse Alle weyne naga jeclaadey waxan leenahay Allow qabriga uga dhiga beer beeraha jannada ka mid ah
اللهم اغفرله وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله وأكرم نزله وأبدله دارا خيرا من داره وأهلا خيرا من أهله واجعل لأهله الصبر والسلوان

المعلم يحرق نفسه ويضيء للآخرين
21/11/2023

المعلم يحرق نفسه ويضيء للآخرين

Ogeysiis   ogeysiis Waxaa la ogeysiinayaa bulsho weynta ku dhaqan xaafada waaberi in Dugsiga hoose/dhexe ee Al-qudus qaa...
30/07/2023

Ogeysiis ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa bulsho weynta ku dhaqan xaafada waaberi in Dugsiga hoose/dhexe ee Al-qudus qaadanayo arday cusub sanad-dugsiyeedka cusub hadaba cidii daneyneysa waxbarasho tayadeedu sarreyso yaan lagaa buuxin ee horey ugaar isqoristu waxay ka socotaa xarunta schoolka ee ku taal dhabarka dambe ee kaalo wixii faah-faahin intaa dheer kala xiriir numberada: 0907711585/0907710222/0907610288/0907718684 mahadsanid

Munaasabada xaflada abaalmarinta ardayda kaamaha ka gashey imtixaankii naqliga sanad-dugsiyedkii tagey 2022/2023 iyo Daa...
28/07/2023

Munaasabada xaflada abaalmarinta ardayda kaamaha ka gashey imtixaankii naqliga sanad-dugsiyedkii tagey 2022/2023 iyo Daah-furka sand-dugsiyedka cusub 2023/2024 dugsiga hoose/dhexe ee Al~qudus

Address

Sadex Xidigod
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مدرسة القدس لتحفيظ القرءان الكريم والتعليم الأساسي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category