Sheikh Hamud Schools - Garowe

Sheikh Hamud  Schools - Garowe Halkaan waa mareegta rasmiga ah ee iskoolaadka Sheikh Hamud Garowe

26/08/2025

Hambalyo Hambalyo Sheikh hamid secondary

Af-maal Abdihafiid Abdirahman Haraare

19/08/2024

Sheikh xamid primary and secondary school
Class eight

16/08/2024

SHeikh hamid primary school
Class eight

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYOWaxaan uhambalyaynayna Anagoo ah Bahda Reer shiikhxamid Gudoomiyaha Dagmada Urur siyaaadeedk h...
08/07/2024

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Waxaan uhambalyaynayna Anagoo ah Bahda Reer shiikhxamid Gudoomiyaha Dagmada Urur siyaaadeedk horseed waxan marag kanahay in uu ahmed yahay shaqsi firfir oo howsha oo idmaday kasoo bixikara mahadsanidiin.
Ahmed waa mirihii schoolka sheikh hamid kasoo baxay

06/07/2024

FURSAD_SHAQO
Iskuulka sheikh haamid Primary and secondary Garowe waxaa ka banana labo boos macalinimo
maadooyinka banan Arabic iyo English .
Shurrudaha baraha looga baahanyahay:
1. waa inuu aqoon buuxda u leeyahay maadada uu soo codsaday .
2. In uu leeyay qibrad Macalinimo ugu yaraan 2 Sano oo dugsi dhexe ah
3. waa inuu haystaa shahaado macallinnimo oo la aqoonsan yahay
4. In uu awood buuxda u leeyahy qorshaynta, gudbinta iyo maaraynta fasalada uu dhigi doono
5. in uu yahay Barre aan laheyn wax balwad ah.
6. In uu u caafimaad qabo jirโ€™ahaan iyo maskax ahaanba
7. In uu ku fiican yahay lashaqaynta dadka, debeecad wanaagsana leeyahay.

Iskuulku waxa uu ku yaalaa Xafadda Hodan, gaar ahaan dhabarka danbe ee masjidka ibraahim .

Fadlan kusoo hagaaji C.V gaaga, warqadda codsiga iyo dhamaan shahaadooyinkaaga wax barasho
๐—ช๐—›๐—”๐—ง๐—ฆ๐—”๐—ฃ๐—ฃ:252907794088 / 0907635431 ama keen xafiiska School sheikh hamid .

๐…๐†: ๐€๐ซ๐š๐š๐ฃ๐ข ๐๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ž๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ 10/๐ŸŽ7/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’.

:XAFLADDA QALIN BADELASHADA ARDAYDA FASALAK 8aad DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE SHIIKH XAAMID.
20/05/2024

:XAFLADDA QALIN BADELASHADA
ARDAYDA FASALAK 8aad DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE SHIIKH XAAMID.

: XAFLADDA QALIN BADELASHADA ARDAYDA FASALAK 8aad DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE SHIIKH XAAMID.
20/05/2024

: XAFLADDA QALIN BADELASHADA
ARDAYDA FASALAK 8aad DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE SHIIKH XAAMID.

: XAFLADDA QALIN BADELASHADA ARDAYDA FASALAK 8aad DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE SHIIKH XAAMID. DUFCADDA
20/05/2024

: XAFLADDA QALIN BADELASHADA
ARDAYDA FASALAK 8aad DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE SHIIKH XAAMID. DUFCADDA

13/03/2024

Kalmada Maamulka Dugsi Hoose Dhexe Ee Shiekh Hamid Ayaa U Hambalyeeyay Ardada Kaalmaha H**e Ka Galay Imtixaanka Teeramkii H**e .


Address

Garowe
HODANVILLAGEGAROWE

Telephone

+252907794088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheikh Hamud Schools - Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sheikh Hamud Schools - Garowe:

Shortcuts

Share

Category