Machadka Daarul-Qalam

Machadka Daarul-Qalam Waa Machad lagu Barto Shareecada Islaamka Kuna Yaal Magaalooyin iyo Tuulooyin Kale Duwan.

🎓 HAMBALYO IYO BOGAADIN 🎓Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Dufcadda 10-aad ee ka qalin-jabisay Ma...
10/08/2026

🎓 HAMBALYO IYO BOGAADIN 🎓

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Dufcadda 10-aad ee ka qalin-jabisay Machadka Barashada Shareecada Islaamka ee Machadka Daarul-Qalam– Faraca Garoowe.

Waxaan idiin hambalyeynayaa guusha aad gaarteen, dadaalka iyo samirka aad muddada dheer u soo muujiseen barashada cilmiga shareecada Islaamka. Maanta waa maalin farxad iyo sharaf leh oo astaan u ah miro-dhalka dadaalkiinna.

📖 Cilmigu waa iftiin, aqoontuna waa hanti aan dhammaan.

Waxaan Alle SWT ka baryayaa inuu cilmigiinna idiinka dhigo cilmi naafica, hana idinka dhigo kuwo ku dhaqma wixii ay barteen, kuna anfaca naftooda, ehelkooda iyo bulshadooda.
Hambalyo Hambalyo🎓

  Machadka Daarul-Qalam Garowe oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Dufcadii 9aad ee Machadkaas ka baxday, Xaflada waxaa ka...
28/07/2025

Machadka Daarul-Qalam Garowe oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Dufcadii 9aad ee Machadkaas ka baxday, Xaflada waxaa ka qayb galay Isuduwaha Wasaarada Cadaalada, Xildhibaano ka tirsan degmada Garowe, Gudoomiyaha Mu'asasada Al-Minhaaj, Masuuliyiinta ka Socota Jamacadaha, Ganacsato, waalidiin iyo Qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Machadka Daarul-Qalam

22/08/2024

Daawo hadal jeedinta madaxdi ardayda ee xaflada Machadka Daarul-Qalam

  21-08-2024Waxa hoolka jaamacada Frontier University - Garowe ka qabsoomay xaflada qalin jebinta dufcadda 7aad iyo 8aad...
22/08/2024

21-08-2024
Waxa hoolka jaamacada Frontier University - Garowe ka qabsoomay xaflada qalin jebinta dufcadda 7aad iyo 8aad ee Machadka Daarul-Qalam.
Waxaa xaflada kasoo qaybgalay maanulka machadka,macalimiinta ardayda, waalidiinta,madaxda jaamacadaha, مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية Mu'asasada Al-Minhaaj madaxda wasaaradaha Haweenka,cadaalada iyo waxbarashada.

Dhamman masuuliyiintu waxa ay ardayda ugu hambalyayeen heerka sare ee ay ka gaareen waxbarashada diiniga ah waxayna ku dhiiri geliyeen sii wadista cilmiga diiniga ah.

Dhamaad


Friends

16/07/2024
13/02/2024



Sheek oo kalmad wacdi iyo dhiiri gelin ah u jeediyey ardayda Machadka Daarul-Qalam

11/02/2024

waxa ay kamid tahay ardayda Machadka Daarul-Qalam waxay ardayda ujeedisay khudbad carabi ah oo ay ku dhiiri gelinayso barashada cilmiga

Liiskai Tobankii arday ee ugu sareeyey imtixaankii Machadka Daarul-Qalam ee 2023
11/02/2024

Liiskai Tobankii arday ee ugu sareeyey imtixaankii Machadka Daarul-Qalam ee 2023

waxa shalay galab jimcihii Machadka Daarul-Qalam xarantiisa dhexe ee   ka qabsoontay xaflad lagu dhiiri gelinayey ardayd...
10/02/2024

waxa shalay galab jimcihii Machadka Daarul-Qalam xarantiisa dhexe ee ka qabsoontay xaflad lagu dhiiri gelinayey ardayda machadka sidoo kalena lagu abaal marinayey araydii kaalmaha h**e ka gashay kalkii waxbaashedkii tegay 2023.
waxa kasoo qaybgala xaflada :
مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية Mu'asasada Al-Minhaaj
culimo ,waalidiin iyo marti sharaf kale oo badan

Machadka Daarul-Qalam xaruntiisa dhexe ee Garowe waxa galabta ka dhacaysa xaflad lagu dhiiri gelinayo ardayda machadka s...
09/02/2024

Machadka Daarul-Qalam xaruntiisa dhexe ee Garowe waxa galabta ka dhacaysa xaflad lagu dhiiri gelinayo ardayda machadka sidoo kale abaal marino lagu gudoonsin dono ardaydi kaalmaha gashay

Address

Garowe

Telephone

+252907008535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Daarul-Qalam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category