Negeeye Primary Intermediate & Secondary School

Negeeye Primary Intermediate & Secondary School Kusoo Dhawoow Bogga Rasmiga ah ee Negeeye Primary & Secondary School (NPSS).๐Ÿ“š

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ:Xafladda Qalinjebinta ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข 13๐š๐š๐ ee Dugsiga sare ee Negeeye Kalabeyr.
12/06/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ:Xafladda Qalinjebinta ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข 13๐š๐š๐ ee Dugsiga sare ee Negeeye Kalabeyr.

Sawirro: Waxaa maanta si rasmi ah ardayda Dugsiga Sare ee Negeeye Kalabeyr usoo dhammaaday imtixaanka shahaadiga ee Wasa...
04/06/2026

Sawirro: Waxaa maanta si rasmi ah ardayda Dugsiga Sare ee Negeeye Kalabeyr usoo dhammaaday imtixaanka shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland fasalka 4-aad ee dugsiga sare.

Ardayda waxa u rajeyn natiijo qurux badan iyo mustaqbal ifiya insha alah

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ๐ŸคฒWaxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan ehelkii, asxaabtii, ardayda iyo...
27/04/2026

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ๐Ÿคฒ

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan ehelkii, asxaabtii, ardayda iyo guud ahaan reer Kalabeyr geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Abas Ahmed Hajji.

Marxuumku wuxuu ahaa shakhsi dadku u siman yihiin, mar walbana u taagnaa wanaag iyo caawinta dadka kale. Geeridiisuna waxay si weyn u xanuujisay dhammaan reer Kalabeyr iyo cid kasta oo garanaysay.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka waraabiyo Jannatul Firdowsa, dambigiisana dhaafo, ehelkii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin ๐Ÿคฒ

Hambalyo iyo bogaadin!Waxaan si weyn ugu faraxsanahay guusha aad ka gaadheen kaalmaha 10-ka h**e ee dugsiga. Tani waa na...
06/01/2026

Hambalyo iyo bogaadin!

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay guusha aad ka gaadheen kaalmaha 10-ka h**e ee dugsiga. Tani waa natiijo ka dhalatay dadaalkiinna, adkaysigiinna, iyo waqtiga aad geliseen waxbarashada. Ku sii adkaysta hamiga iyo akhlaaqda wanaagsan, hana u qaadanina guushan mid ku ekaata maanta oo keliya, balse ka dhigta tallaabo aad ku gaadhaan guulo ka waaweyn mustaqbalka. Idinku waxaad tihiin tusaale iyo
dhiirrigelin u ah dhammaan ardayda kale. Guul wacan mar walba.

Rabbi Naxiistii Janno ha siiyo Muuse Cabdiweli Cumar oo Ka tirsanaa Ardaydii h**ey uga qallin jabisay  Dugsiga Nageeye s...
26/11/2025

Rabbi Naxiistii Janno ha siiyo Muuse Cabdiweli Cumar oo Ka tirsanaa Ardaydii h**ey uga qallin jabisay Dugsiga Nageeye school kalabyr oo ku geeriyooday Magaalada Garoowe. Guud ahaan Reer Nageeye oo isku duuban waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka , asxaabta iyo qaraabada Muuse, Samir iyo iimaan waasac ah Alle ha inaga siiyo, isagana kitaabkiisa midigta ha uga dhiibo.

Hambalyo  Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November.
21/11/2025

Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November.

13/11/2025
๐๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Waxaa beri oo ah 10/07/2025  si rasmi ah loo shaacin doonaa natiijada Imtixaanka Sannad Du...
09/07/2025

๐๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“
Waxaa beri oo ah 10/07/2025 si rasmi ah loo shaacin doonaa natiijada Imtixaanka Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.
Dhammaan ardeyda Negeeye Secondary School waxaa la ogeysiinayaa inay natiijada kala socdaan taleefanadooda.
Natiijo wacan dhamantiin insha alah.

Tobanka kaalmood ee u sareeya imtixaanka teeramka Sanad dugsiyeedka 2024-2025
03/02/2025

Tobanka kaalmood ee u sareeya imtixaanka teeramka Sanad dugsiyeedka 2024-2025

Address

Kalabayr Nugaal
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252905544435

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Negeeye Primary Intermediate & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Negeeye Primary Intermediate & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category