05/09/2026
SHAQO: MACALLIN GURI
▪︎ : Garowe
▪︎ : Aaga Carafaat
▪︎ MACALLINKA: Macallin Qur'aan
▪︎ ARDAYDA: 4 Arday
▪︎ : 06:00 - 10:00 (Galin hor)
:
1- Maclin Xifdisan Qur'aanka
2- Macallin leh waayo-aragnimo barid gaar ah (Home Teaching)
3-Macallin kadhisan Far-qurxinta Carabiga
4- Macallin Yaqaan Tasxiixa iyo Tajwiidka Qur'aanka.
5-Macallin leh Akhrin kara Kitaabta Aqoon sarana leh.
6- Macallin maarayn-kara fasalka.
7- Macallin dulqaad, masuuliyad iyo anshax wanaagsan leh
8- Macallin si joogto ah uqiimayn kara horumarka ardayda (imtixaan iyo Muraajaco).
9- Macallin haysta ID-cardka macalinnimo ee wasaarada Cadaalada iyo arimaha diinta Puntland
loo soo Codsanayo Shaqada:
▪︎In Macalinku soo gudbiyo Codsiga Shaqada iyo Cv-ga
▪︎ in uu soo duubo Cod asagoo Qur'aanka akhrinaya.
▪︎In uu isdiwaan galiyo
Fursadu furantahay waa 05/09/2026 / 06/09/2026
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 090-7930778
Xafiiska Macalimiinta Home Teacher Garowe