Kulmiye Modern College

Kulmiye Modern College To empower adults through
education for a better life๐Ÿ“š๐Ÿ’ก๐Ÿ“

Qaybaha waxbarashada KMC ( What We Offer) 1. Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waaweyn (18+) โ€“ 5 Sano Barnaamij dhammaystir...
17/01/2026

Qaybaha waxbarashada KMC ( What We Offer)
1. Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waaweyn (18+) โ€“ 5 Sano
Barnaamij dhammaystiran oo loogu talagalay dadka daโ€™ ahaan dhaafay ee aan horay u gaarin
heerarkii waxbarashada Iskuulka. Waxa uuna ka kooban yahay Dugsiga Hoose, Dhexe, iyo
Sare.
2. Waxbarashada Aasaasiga ah
Casharro aasaasi ah oo loogu talagalay ardayda bilowga ah.
3. Waaxda Barashada Luqadaha
Waxaa lagu bartaa luqadaha, iyadoo 80% macallimiintu yihiin kuwo caalami ah (ajaanib),
manhajkuna uu la jaanqaadayo Cambridge. Luqadaha lagu barto illaa hadda waa : Ingiriisi,
Carabi, Faransiis.
4. Barashada Kombiyuutarka
Tababaro ku saleysan isticmaalka iyo barashada asaasiga ah kombiyuutarka, sida Microsoft
Office iyo windows.
5. Muraajicada Maadooyinka iskuulka
Dib-u-eegis loogu talagalay dugsiga dhexe & sare: Saynis (Biology, Chemistry & Physics),
Xisaab, Juquraafi, Taariikh, Ganacsi, oo ay heli karaan ardayda isku diyaarinaya
imtixaannada 8aadka iyo 12aadka, iyadoo loo eegayo qaybta ardaygu dhigto (ARTS ama
Science)
6. Diploma-ka Sharciga (Weekend)
Casharro Khamiis & Jimce ah oo u diyaariya ardayda inay toos u galaan kulliyadda
daraasaadka Islaamka ee jaamacadaha.
7. Tababarka Xirfadaha Farsamada (Weekend)
Cilladbixinta Tilifoonnada iyo Kumbiyuurtarka, Harqaanka , Qurxinta dumarka, Farshaxanka
dunta, Alxanka iyo Faryaamada, Nashqadaynta iyo Daabacaadda iwm.

16/01/2026

Afka Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Garoowe Mohamed farah nour dalabey

16/01/2026

Kalamada. Xildhibaan Gaani Daahi Gaani oo ku hadlaaaya Afka jamacadaha Puntland oo qayb ka Haa qalanjabinta ardeyda macadka Kulmiye modern college

16/01/2026

Kalmada Xildhibaan Golaha wakiilada Puntland
Mudane Mowlid abokor Caafi oo qayb ka aha xaflad qalan jabin iyo abaal Marin iskugu jirtey oo ka qabsotey macadka Kulmiye modern college

Qabyti 2aad..XAFยญLADD GUDDOONSIIN SHAHAADOOYIN & MAAMUUSIDDA ARDEYDA KAALMAHA H**E KA GALAY SANAD WAXBARASHEEDKII DHAMAA...
16/01/2026

Qabyti 2aad..

XAFยญLADD GUDDOONSIIN SHAHAADOOYIN & MAAMUUSIDDA ARDEYDA KAALMAHA H**E KA GALAY SANAD WAXBARASHEEDKII DHAMAADAY.

XAFยญLADDA GUDDOONSIIN SHAHAADOOYIN & MAAMUUSIDDA ARDEYDA KAALMAHA H**E KA GALAY SANAD WAXBARASHEEDKII DHAMAADAY.Machadka...
16/01/2026

XAFยญLADDA GUDDOONSIIN SHAHAADOOYIN & MAAMUUSIDDA ARDEYDA KAALMAHA H**E KA GALAY SANAD WAXBARASHEEDKII DHAMAADAY.

Machadka Wxabarashada Casriga ah Ee Kulmiye Modern College waxay si sharaf leh ugu qabsoontay
xafladda guddoonsiinta shahaadooyinka ardayda ku guuleystay
dhammaysashada koorsooyinka
KombiyuutarKA Asaasiga ah (Basic Computer) &
Ururinta Xogta (Data Collection).
Sidoo kale waxaa Abaalmarino iyo Shahaadooyin sharafeed la Gudoonsiiyey Toddobadii Ardey ee Kaalmaha usareeya ka Galay Waxabarasho Sanadeedkii idlaadey Ee 2024-2025.

16/01/2026

Machadka Kulmiye Modern College ayaa si guul leh uga qabsoontay xaflad lagu guddoonsiinayey
shahaadooyinka ardayda dhammaysatay koorsooyinka .

Basic Computer iyo Data Collection, iyadoo sidoo kale la abaalmariyey 7 arday oo kaalimaha h**e ka galay sanad waxbarasheedkii 2024โ€“2025.

Xafladda waxaa ka soo qeybgalay masโ€™uuliyiin, waalidiin, macallimiin iyo marti sharaf, kuwaas oo bogaadiyey tayada waxbarashada Machadka.

Kulmiye Modern College waxay sii wadi doontaa dadaalka kor u qaadista waxbarashada iyo adeegga bulshada.

Kalmada Maamulka Macadka Mr. Abdiqaadir

๐๐ข๐ฒ๐š๐ฆ๐ค๐š  ๐€๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Š๐Œ๐‚ (๐‚๐จ๐ซ๐ž ๐•๐š๐ฅ๐ฎ๐ž๐ฌ)Asaaska Qiyamka Kulmiye Modern College waxaa ka mid ah:    โ–ถWaxbarasho Tayo Leh...
10/01/2026

๐๐ข๐ฒ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐€๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Š๐Œ๐‚ (๐‚๐จ๐ซ๐ž ๐•๐š๐ฅ๐ฎ๐ž๐ฌ)
Asaaska Qiyamka Kulmiye Modern College waxaa ka mid ah:
โ–ถWaxbarasho Tayo Leh
โ–ถSinnaan & Furfurnaan
โ–ถDaacadnimo
โ–ถAdeeg Bulsho
โ–ถHal-abuur
โ–ถBarasho Joogto ah

๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐‘๐ˆ ๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Œ๐€๐€๐๐“๐€:" Waxbarashadu malaha Waqti & Da'a u go'an, ee ku dadaal inaad waxbarato inaad ka shalayn lahayd H...
08/01/2026

๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐‘๐ˆ ๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Œ๐€๐€๐๐“๐€:
" Waxbarashadu malaha Waqti & Da'a u go'an, ee ku dadaal inaad waxbarato inaad ka shalayn lahayd Hadhaw"

SAWIRO: ๐’๐š๐ ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐‹๐š๐ณ๐š๐ซ๐ฎ๐ฌ . ๐€๐ฑ๐š๐. ๐ŸŽ๐Ÿ’-๐ŸŽ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Maamulka,  Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Kulmiye Modern College...
05/01/2026

SAWIRO:
๐’๐š๐ ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐‹๐š๐ณ๐š๐ซ๐ฎ๐ฌ . ๐€๐ฑ๐š๐. ๐ŸŽ๐Ÿ’-๐ŸŽ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”,
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Machadka Kulmiye Modern College ayaa sagootiyey Ustaad lazarus oo fasax kooban dibadda ugu baxey.

Address

Kowda Agoosto, Garoowe, Nugaal
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye Modern College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category