21/11/2025
إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, macalimiinta, iyo ardayda dugsiga daarul saxaaba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, iyo qaraabada marxuum alwaalid *gaacshe siciid ciise ,* oo ahaa aabaha al-ustaad *sahal gaacshe siciid ciise*
Waxaan Allah uga baryaynaa inuu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdaws, anagana naga wada siiyo samir iyo iimaan.
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين
Aamiin, Yaa Rabb