Machadka Al-raashidaat garowe

Machadka Al-raashidaat garowe kusoo dhowoow machadka barashada cilmiga sharciga ah ee Al_raashidaat ee magaalada garoowe

 .    7-8-2026Waxaa Maantay Furmay Tartanka Kubadda Cagta Ee Ardayda Machadka Al-raashidaat garowe Ujeedka Tartankaan Ay...
07/08/2026

. 7-8-2026

Waxaa Maantay Furmay Tartanka Kubadda Cagta Ee Ardayda Machadka Al-raashidaat garowe

Ujeedka Tartankaan Ayaa Ah Isdhexgalka Ardayda Iyo Kor Uqaadida Caafimaadkooda Jir Ahaaneed.

06/08/2026


Binti Maxamed C/laahi
Fasalka 4aad Sare
Machadka Al-raashidaat garowe

Hoyga Aqoonta Iyo Hormarinta Nafta Machadka Al-raashidaat garowe
02/08/2026

Hoyga Aqoonta Iyo Hormarinta Nafta
Machadka Al-raashidaat garowe

25/07/2026

Tafsiirka Suurada Huud Aayada 84- 107
Maryan Xasan Maxamed Kamid Ah Fasalka 6aad Sare.
Machadka Al-raashidaat garowe

جمعة مباركة Machadka Al-raashidaat garowe
24/07/2026

جمعة مباركة
Machadka Al-raashidaat garowe

‎ #ذكريات ‎  REEB QURUX BADAN‎‎Kuwaani Waa Qayb Kamid Ah Hal-doorkii Ka Aflaxey Machadka Al-raashidaat Oo Maanta Bulshad...
23/07/2026

‎ #ذكريات
‎ REEB QURUX BADAN
‎
‎Kuwaani Waa Qayb Kamid Ah Hal-doorkii Ka Aflaxey Machadka Al-raashidaat Oo Maanta Bulshada Ugu Jira Kaalimo Muhiim ah Qaybtood waa Macalimiin Bulshadooda Anfacay Qaybtood waa Ducaad Diinta Mariya.
‎Halka Kuwa Kalena Ay Hayaan Wadadii Guusha.
‎
‎ Family
‎

  Doona   Diida   Hogaansha Machadka Al-raashidaat garowe
22/07/2026

Doona Diida Hogaansha
Machadka Al-raashidaat garowe

Waxbarta Aan Barwaaqo Gaarnee.Machadka Al-raashidaat garowe
21/07/2026

Waxbarta Aan Barwaaqo Gaarnee.
Machadka Al-raashidaat garowe

Waxaa Socota Diiwaangelinta Ardayda Cusub Sanad-dugsiyeedka 2026-2027Machadka Al-raashidaat garowe
18/07/2026

Waxaa Socota Diiwaangelinta Ardayda Cusub Sanad-dugsiyeedka 2026-2027
Machadka Al-raashidaat garowe

Aqoonta  Maanta Waa Mustaqbalka Berri Is Diwaangelinta Waa FurantahyMachadka Al-raashidaat garowe
22/06/2026

Aqoonta Maanta Waa Mustaqbalka Berri

Is Diwaangelinta Waa Furantahy
Machadka Al-raashidaat garowe

Address

Waaberi Sadex Xidigood
Garoowe

Telephone

+252907824705

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Al-raashidaat garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machadka Al-raashidaat garowe:

Shortcuts

Share