Puntland Nurses Association

Puntland Nurses Association

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Nurses Association, shaariqa Road, Garoowe.

(PNA) is a state professional organization that promotes and protects the union and welfare of nurses in their work settings as well as protects the general public.The main objective of (PNA) is to unite, represent and advocate for all registered nurse.

11/05/2026

OUR NURSES.OUR FUTURE.
.
#12.MAY.2026

Photos from Puntland Nurses Association's post 17/07/2023

Gudoomiyaha Ururka Kalkaaliyaasha Caafimadka Puntland Mudane Abdullahi Abdi Isse Ayaa qayb Ka Ahaa Bandhiga Buuga Olol oo ay qortay Drs. Haboon muuuse.

Photos from Puntland Nurses Association's post 15/07/2023

Gudoomiye Ururka Kalkaaliyaasha Caafimadka Puntland Abdullahi Abdi isse Oo Booqasho ku Tagay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Puntland agaasime axmed Naxar said awnuur.
"Agaasimaha ayaa gudoomiyaha ku qaabilay xafiiska kunabogaa diyay shaqada umada ay uhayaan Balanqaadayna in wasaaradda lashaqayn doonto ururka kalkaaliyaasha caafimadka puntland"

Photos from Puntland Nurses Association's post 09/02/2023

Waa qaybo kamid ah guddigii kalkaaliyaasha caafimaadka oo ka shaqaynaya in ay bulshadu ka qaybqaataan caawinta shacabka walaalahood ah ee reer laascaanood.

Photos from Puntland Nurses Association's post 09/02/2023

DEG DEG Xoghayaha kalkaaliyaha puntland waxa uu saka agab caafimaad ku warejiiyeen isbitaalka carafat ee magalada garowe .
Ururka Kalkaaliyasha puntland markasta waxa uu diyaar u yahy in uu ka qayb qaato gurmadka shacabka reer Sool.

Photos from Puntland Nurses Association's post 09/02/2023

Ururku Kalkaaliyaasha Puntland (PNA), ayaa maanta ka qayb qaatay kulanka guddiga ee gurmadka reer sool.
Waxayna isku qaybiyeen:
1. Qayb ka shaqaysa isbitaalada iyo
2. Qayb ka shaqaysa keenidda agabka caafimaaka iyo agabka asaasiga ah.

08/02/2023

==== Gurmad =====

Ururka kalkaaliyayasha Puntland aya Shir Degdeg ah iskugu yeeray xirfadlayasha caafimaad ee degmada garoowe jooga.
Hogaanka ururka Kalkaliyaysha aya ku dhiirigeliyay in Xirfadlayashu ukacaan taakulaynta shacabka reer sool iyagoo sameeyay kooxo Kala duwan oo Gurmadka qayb ka qaadanaya.

Sidoo kale ururku Aya horay ugu diray Team caafimaad Degmada Laascano .

Photos from Puntland Nurses Association's post 08/02/2023

==== Gurmad =====

Ururka kalkaaliyayasha Puntland aya Shir Degdeg ah iskugu yeeray xirfadlayasha caafimaad ee degmada garoowe jooga.
Hogaanka ururka Kalkaliyaysha aya ku dhiirigeliyay in Xirfadlayashu ukacaan taakulaynta shacabka reer sool iyagoo sameeyay kooxo Kala duwan oo Gurmadka qayb ka qaadanaya.

Sidoo kale ururku Aya horay ugu diray Team caafimaad Degmada Laascano .

Photos from Puntland Nurses Association's post 26/11/2022

Gudoomiyeha ururka kalkaaliyaasha caafimadka puntland ayaa kaqayb galay xuska Todobaadka Wacyigalinta Dawooyinka jeer--misdilaha ee adkaysi Loo yesho.

Gudoomiyaha oo ka hadlaya qaabka looga guul gaari karo caadadan waayadan danbe bulshadu caadaysatay ayaa fariintisa kusoo kobaday labo qodob oo kala ah:-

1. In lahelo sharci kala xakamaynaya bixinta dawada iyo soo iibsa shadeeda.

2. Wacyigalin guud oo isugu jirta :-
A. Wacyigalin ku aadan dawada iyo dhibka bulshada ay kuhayso marka ay gaarto iska caabinta lana siiyo xirfadlaha caafimadka puntland.

B.wacyigalin ku aadan bulshada lana barayo dhibka ayleedahy daawo la iska cuno ,Daawo Lakala gooyo iyo caado dhaqameedkasto oo xun oo daawo laxiriira.

Daawooyin iska caabinta sameeya(drug resistance) waxay noqotay sanadadii danbe dhibaato haysata caafimadka guud ahaaan.

Dunida waxaa lays la waafaqsan yahay hacunin dawada waqtigaadan ubaahnayn si ay wax kuutarto waqtigaad ubaahatid.

Nurses Association

of Puntland Nurses Association.

Photos from Puntland Nurses Association's post 14/11/2022

Maalinimadii Axada Taarikhduna Ahayd 13.11.2022 ,Ururku Kalkaaliyaasha Caafimadka puntland Ayaa qabtay Toobabar laxiriira Maaraynta Xaaladaha Dagdaga ah Soconayayna mudo Halmaalina, Kana qabsoomay Hallka wasaarada Caafimadka.

Toobabarka oo ay kafaa iidaysteen 50qof Oo isugu jiray kuwo barta cilmiga Kalkaaliye iyo kuwo dhameeyay oo kaga shaqaysta xarumaha magaalada garoowe Ayaa lagu gorfeeyay maaraynta xaaladaha dagdaga( emergency cases management) iyo waxyaalaha kaga aadan Kalkaaliyaasha (Role of Puntland nurses).

13/11/2022

:Training for nurses management in the emergency cases.
:PUNTLAND NURSES ASSOCIATION.
:13.11.2022
.MAIN HALL

Want your school to be the top-listed School/college in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Shaariqa Road
Garoowe