SHIPS Students Association-SHIPSSA

SHIPS Students Association-SHIPSSA This page is a property of ships students

Gudiga doorashooyinka yaa xalay oo taarikhdu tahay 18 /8/2026 gudoonsiiyay shahaadada aqoonsiga xisbiyada macadka kajira...
19/08/2026

Gudiga doorashooyinka yaa xalay oo taarikhdu tahay 18 /8/2026 gudoonsiiyay shahaadada aqoonsiga xisbiyada macadka kajirah.
(Alle doorasha si nabad leh hanoogu soo gaba gagabeeyo)

UJEEDDO: Magacaabista Guddiga Doorashooyinka Ururka ArdaydaGuddoomiyaha Ururka Ardayda Machadka SHIPS, Mudane Yuusuf Ahm...
08/08/2026

UJEEDDO: Magacaabista Guddiga Doorashooyinka Ururka Ardayda
Guddoomiyaha Ururka Ardayda Machadka SHIPS, Mudane Yuusuf Ahmed Mohamud, isagoo tixgelinaya baahida loo qabo in la helo Guddi Doorasho oo hufan, dhexdhexaad ah, isla markaana si habsami leh u maamula doorashooyinka Ururka;
WUXUU MAGACAABAY xubnaha hoos ku xusan inay noqdaan Guddiga Doorashooyinka Ururka Ardayda Machadka SHIPS:

03/08/2026

Hambalyo hambalyo shacab waynaha rer puntland

Ururka Ardayda Machadka SHIPS wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa magacaabista Guddiga Qabanqaabada Xafladda Soo-dhaweynta A...
15/06/2026

Ururka Ardayda Machadka SHIPS wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa magacaabista Guddiga Qabanqaabada Xafladda Soo-dhaweynta Ardayda Cusub ee ku soo biirtay machadka sannad-dugsiyeedka 2026–2027.

31/05/2026
Guddoomiyaha Ururka Ardayda Machadka SHIPS, Yuusuf Ahmed Mohamud, iyo qayb ka mid ah xukuumaddiisa ayaa saaka ka qayb ga...
31/05/2026

Guddoomiyaha Ururka Ardayda Machadka SHIPS, Yuusuf Ahmed Mohamud, iyo qayb ka mid ah xukuumaddiisa ayaa saaka ka qayb galay furitaanka Todobaadka Dhaqanka Puntland.
Munaasabaddan ayaa ahayd mid lagu muujinayey muhiimadda ay leedahay ilaalinta, kobcinta iyo gudbinta hidde-dhaqameedka Puntland.
Ka qaybgalka hoggaanka ardayda SHIPS waxa uu ka tarjumayaa doorka ay dhallinyaradu ku leeyihiin dhowrista iyo horumarinta dhaqanka Soomaaliyeed.

Ciid mubaarik dhamaan umada muslimkaa gaar ahaan dadka soomaliyed alle hanagu gaar siiyo Ciidkan ciidkiisa kale baraare ...
19/03/2026

Ciid mubaarik dhamaan umada muslimkaa gaar ahaan dadka soomaliyed alle hanagu gaar siiyo
Ciidkan ciidkiisa kale baraare iyo burwaaaqo

Ramadaan kariim umada muslimiintaa meelkasta oo ay joogto
19/02/2026

Ramadaan kariim
umada muslimiintaa meelkasta oo ay joogto

27/01/2026

Address

Al-nasar Road
Garoowe
252

Telephone

+252907514859

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHIPS Students Association-SHIPSSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to SHIPS Students Association-SHIPSSA:

Shortcuts

Share

Category