Kuleejka Ummada ee Garoowe

Kuleejka Ummada ee Garoowe

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kuleejka Ummada ee Garoowe, College & University, Aaga shirkada biyaha ee al naciim, Garoowe.

Photos from Kuleejka Ummada ee Garoowe's post 24/03/2022

Maanta waxa si qurux badan noogu qabsoomay xafladii sanadlaha ahayd, taasoo lagu maamuusay arday quraanka khatimtay oo shahaado la gudoonsiiyay

Iyo ardayda galay kaalmaha h**e ee machadka

Photos from Kuleejka Ummada ee Garoowe's post 18/03/2022

Mar uu kuleejka so booqday
Agaasimada wasaarada cadaalada
Ismaaciil xaaji c/,

Asagoo booqday fasalada kala duwan ee kuleejk.

18/03/2022

Munaasabad lagu abaal abaal mariyay ardada kaalmaha galay ee kuleejka.

Photos from Kuleejka Ummada ee Garoowe's post 17/03/2022

Waa dalxiis gaaban oo lo sameeyay aayb ka mida ardayda,

Ardayda oo la dhiiri galiyo waxa qayb wayn ka tahay, horay usocodka ardayga & hiigsiga meel dheer.

Want your school to be the top-listed School/college in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Aaga Shirkada Biyaha Ee Al Naciim
Garoowe