17/05/2026
Xarunta Tababarada Farsamada Gacanta ee Hubaal ( Hubaal Vocational Training Centre ) ayaa maanta ardayda qaybta xinaha iyo Qurxinta ee ( Henna And Makeup) waxay qabteen Munaasibad ay ugu dabaal-degayaan Sanad guura 35aad ee JSL.
Xarunta Tababarada Farsamada Gacanta ee Hubaal.
Masjidu Taqwa
Erigavo
SANAAG
Be the first to know and let us send you an email when Hubaal Vocational Training Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.