Sucaad mahamud faarah

Sucaad mahamud faarah

Share

Allhamdulilah��

06/02/2025

Caalamadaha Aad ku garan karto khaatumada wanaagsan waxaa ka mid ah.

Calamada 1aad, ; Qofka muslimka ah in Uu geeriyoodo isagoo dhabanada ka dhididayo Rasuulka csw waxa uu yiri:
[موت المؤمن بعرق الجبين].

Calamada 2aad, ; Qofka in Uu ruux baxo habeen jumca ah ama maalin jumca ah Rasuulka csw waxa uu yiri; "Qof muslim ah majiro Oo geeriyoda maalin jumca ah ama habeen jumca ah hadduu jiro ilaahey waxa uu ka bad baadiya cadaabul qabri
[ ما من مسلم يموت يوم الجمعة او ليلة
الجمعة الا وقاه الله من فتنة القبر].

Calamada 3aad, ; Kalmada towxiidka in Uu ku dhawaaqo ka hor inta uusan geeriyoonin.
Rasuulka csw waxa uu yiri
[من كان ءاخر كلامه من الدنيا لا اله الاالله دخل الجنة].

Calamada 4aad, ; in uu shahiid ahaado shahiidka kaliya ma aha in uu jihaad kaliya ku dhintay Rasuulka csw ayaa yiri qofka gubtay qofka biyo ku maashooday qofka daacuun u dhintay qof naftiisa iyo sharafkiisa difaacaya Oo sidaa ku dhintay, dhamaan waa shuhado.

Calamada 5aad, ; in Uu geeriyooda qofka isagoo salaad ku jira ama isagoo Sooman ama muxaadaro diini ah U socda.

Rasuulka csw ayaa yiri markuu alla qofka kheyr la doona qalbigiisa ayuu dhaahiriyaa geeridiisa ka hor " zaxaabadii ayaaa ku yiri rasuulkii allow waa maxay qalbi daahirinta..?
Rasuulka csw waxa uu ugu jawaabay ; camal wanagsan ayuu alla qofka ku il haaminaa ilaa uu ruuxda ka qabto.

Markaad dhameyso aqriska waxaad qortaa ducadaan si qalbi wanag ah
(اللهم أرزقني حسن الخاتمة) ءامين
Dadka kaa danbeeya la wadaag si ay uga faa,ideystan.

.

06/02/2025

Hi guys
Ma lay xasuusta 😉❤️

13/06/2021

Ma Jirto Gabadh Fool Xun .....

Rabbigen Waa Caadil Gabadh Walibana Waxuu Siiyey Qurux Iyo Heybad U Gaar Ah Oo lagu Jeclaado.

Si Waliba Oo ay Gabadhu U Tahayna Gabadh Qurxoon Nin Unbaa U Arka Inaysan Waxba Dheereyn Dumarka Kale.

Halka Mida Loo Arko Inaysan Sidaa U Qurxooneyn Uu Nin Un U Arko Inay Tahay Gabadha Ugu Quruxda Badan Dunida❤😊.

Markaa wllshey waxpa ha badalin midabkaga inlagu jeclaado

Aragtidaadu waa ii muhiim!!!!

31/01/2020

20/04/2019

manhal hispital

27/05/2018

Ramadan mbrk

13/08/2017
23/04/2017

Hhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

Photos 14/01/2017

hoooyooooooy jidhlaaagiiih waxan ahay lagaah jaray jeeex kaaaa midaaaan ahoooo hoyoh waaaan ku jclhy

alllow hyoh dhawr hoyo qlih

Photos 10/12/2016

OG THY Intaas ooo laf bey ka kooopan thy
Gacantaaduh

Want your school to be the top-listed School/college in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Erigavo