Maydh Primary And Intermediate School

Maydh Primary And Intermediate School

Share

1972

20/10/2025

“Ubixii dhulka hooyo”🌼

23/02/2025

Jilniin iyo Soo gudbin cajiib ah🙏

22/12/2024

Midhihii Dugsiga Maydh

Maalinkii xafla maamusnida ardayda dugsiga Maydh hoose/dhex iyo sare ayeey ka Soo jeediyeen nashiidadan somaliga ah waxay ka mid yihiin ardayda fasalka 2aad ee dugsiga laba ka mid ah isla hblahan waxay galaskooda ka galeen kaalinta kowaad iyo kaalinta labaad alle ha barkeeyo 🤲
Sidoo kale waxaan u ducaynaynaa dhmn ardayda dugsiyda dagmad cerigaabo ee colaadu ka saamaysay hayankoodi waxbrsho alle nabd haysugu Soo celi anagan nabda ha noo adkeeyo aaaamin 🤲

19/09/2024

Hanbalyo dhamaan ardayda dugsiga Maydh Primary And Intermediate School

09/04/2024

Ciid Mubaarka

03/04/2024

اللهم صلي وسلم و بارك علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

17/03/2024

Ardayda fasalka koowaad ee dugsiga Maydh Primary And Intermediate School

Alle ha barkeeyo waa maanta iyo daabuurka dugsiga
Si gaar waxaan u bogaadinyaa maclimad fasalka koowaad maclin faadumo Axmed

20/02/2024

Maamulah dugsiga Maydh Primary And Intermediate School oo ka war bixinya horumarka maydh iyo waxyaabihii ugu yaabka badan intuu Bada joog

16/12/2023

Maclin ka mid ah maclimiinta dugsiga Maydh
Bare sare aqoonyahan Siciid xasan Cabdi

12/12/2023

Jama Farah Cali Seed oo ah maamulaha dugsiga hoose/dhexe ee Maydh, waxa uu ka war bixinayaa marxaldihii kala duwanaa ee uu soo maray dugsiga hoose dhexe ee Maydh.



12-Dec-2023

07/12/2023

Nuura Maxamed Jaamac

Ardayda fasalka 2aad ee dugsiga maydh

Alle ha barkeeyo

Want your school to be the top-listed School/college in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Maydh
Erigavo
0634206336