Abdullahi Jama Primary and Secondary School

Abdullahi Jama Primary and Secondary School Damala-Hagare

Back to School.
12/08/2026

Back to School.

25/04/2025

Ardayda fasalka 8A oo maamuusay qaar ka mid ah macalimiintooda, halkan kaga bogo Macalin Maryan Cige Caruus oo ka mid ahayd macalimiintii ay fasalku maamuuseen.




Sawirka ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii kalka koowaad ee sanad dugsiyeedkan.Abdullahi Jama Primary and Secon...
13/04/2025

Sawirka ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii kalka koowaad ee sanad dugsiyeedkan.

Abdullahi Jama Primary and Secondary School

Xaflada Shaacinta ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii kalka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 ayaa maanta o...
13/04/2025

Xaflada Shaacinta ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii kalka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13-04-2025 noo qabsoontay.

Maamulka, macalimiinta, gudiga waalidiinta iyo waalidiintuba waxa ay si wada jira ula qaybsadeen farxada ardaydii kaalmaha ka gashay imtixaanka.
Isla markaana waxa ay ku bogaadiyeen dedaalkii ay sameeyeen sidoo kale waxa ay ardayda kale fareen in iyaguna ku tartamaan kaalmaha h**e.

Sawiro qaybta 1aad.


Waxa saaka dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School ka bilaamay Imtixaan bileedkii kowaad ee kalka labaad.Guu...
19/03/2025

Waxa saaka dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School ka bilaamay Imtixaan bileedkii kowaad ee kalka labaad.

Guul insha Allah dhamaan ardayda.

Dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School waxa uu nasiib u helay in uu ka mid noqdo dugsiyada tartan iyo tacli...
06/03/2025

Dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School waxa uu nasiib u helay in uu ka mid noqdo dugsiyada tartan iyo tacliin ka qayb gelaysa sanadka 2025 bisha ramadaan.

WARGELIN MUHIIM AH.Guud ahaan ardayda dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School  waxa lagu war-gelinaya in maa...
06/01/2025

WARGELIN MUHIIM AH.

Guud ahaan ardayda dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School waxa lagu war-gelinaya in maalinta beri oo ku beegan 07-01-2025 ay su toosa inoogu bilaabmi toonto kalkii labaad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

MAHADSANIDIN.

08-09-12-2024 waxa dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School ka bilaabmay imtixaankii termka koowaad ee sanad ...
09/12/2024

08-09-12-2024 waxa dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School ka bilaabmay imtixaankii termka koowaad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Guul ayaanu u rajaynaynaa inshalaah dhamaan ardayda kala duwan ee dugsiga.



Waa qayb ka mid ah ardayda KG ee dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School  gelinka danbe wax ka dhigta.
25/08/2024

Waa qayb ka mid ah ardayda KG ee dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School gelinka danbe wax ka dhigta.




Maanta waxaa dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School  ka qabsoontay xafladii lagu shaacinayay ardaydii kaalm...
15/08/2024

Maanta waxaa dugsiga Abdullahi Jama Primary and Secondary School ka qabsoontay xafladii lagu shaacinayay ardaydii kaalmaha h**e ka galay imtixaankii sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Maamulka, macalimiinta iyo waalidka ayaa duco iyo hanbalyo isuga daray ardaydii kaalmaha h**e ka galay fasaladooda sidoo kale waxa ay ku dhiiri geliyeen in kuwa maanta aan gelin wax kaalin ah ay ka faaiidaystaan maalimtooda danbe inshalaah.

Address

Damala-haggard
Erigavo
252

Telephone

+252905888164

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Jama Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdullahi Jama Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share