Dalladda ardayda dhamaysay jaamacadda Gollis -Ceerigaabo

Dalladda ardayda dhamaysay jaamacadda Gollis -Ceerigaabo Dalladda ardayda dhamaysay jaamacadda Golis -Ceerigaabo

Shantii arday ee ugu sarreeyay imtixaankii laga qaaday ardayda dawradii tobnaad ee lagu qabtay masjidka Al-Khayr.
28/07/2024

Shantii arday ee ugu sarreeyay imtixaankii laga qaaday ardayda dawradii tobnaad ee lagu qabtay masjidka Al-Khayr.

Shahaado guddoonsiinta ardaydii dhammaysatay dawrada xagaaga ee lagu qabto Al-Khayr, kalkeedii 10-aad.
28/07/2024

Shahaado guddoonsiinta ardaydii dhammaysatay dawrada xagaaga ee lagu qabto Al-Khayr, kalkeedii 10-aad.

Abaalmarinta xalqadda Asma Bintu Abii Bakar oo ku guuleysatay tartankii loo qabtay kooxaha dawro aqooneedkii tobnaad ee ...
28/07/2024

Abaalmarinta xalqadda Asma Bintu Abii Bakar oo ku guuleysatay tartankii loo qabtay kooxaha dawro aqooneedkii tobnaad ee lagu qabtay masjidka Al-Khayr.

Sawirro: Soo xidhista dawradii 10-aad ee sannadlaha ahayd ee lagu qabtay masjidka Al-Khayr.
28/07/2024

Sawirro: Soo xidhista dawradii 10-aad ee sannadlaha ahayd ee lagu qabtay masjidka Al-Khayr.

Dawradu waxa ay bilaabmaysaa maalinta sabtida 13-07-2024 iyo masjidka Al-Khayr.Kitaabbada waa loo qeybinayaa ardayda, wa...
11/07/2024

Dawradu waxa ay bilaabmaysaa maalinta sabtida 13-07-2024 iyo masjidka Al-Khayr.

Kitaabbada waa loo qeybinayaa ardayda, waxaana jiri doona tartanno iyo imtixaan ardayda lagu abaalmarin doono.

Soo Dhowaada.

Sooyaalka Gumeysiga Yahuudda ee Falastiin
14/11/2023

Sooyaalka Gumeysiga Yahuudda ee Falastiin

Waxa galabta-Ilaahay mahaddii- dalladda u qabsoomay kulan ay cilmiyeed lagaga hadlaayay qadiyadda Falastiin, kaas oo lag...
03/11/2023

Waxa galabta-Ilaahay mahaddii- dalladda u qabsoomay kulan ay cilmiyeed lagaga hadlaayay qadiyadda Falastiin, kaas oo lagu faahfaahiyay mawduucyada kala ah;

1-Sooyaalka Gumeysiga Yahuudda ee Falastiin - Sh Cabdifataax Cawed Cali

2-Qiimaha Baytul Maqdis u leedahay muslimiinta - Sh Siciid Axmed Warsame

3- Maxaa innagala gudboon qadiyadda Falastiin? Gud. Cabdiraxmaan Nagiib

Kulan cilmiyeed ku saabsan xaaladda Falastiin iyo galabta jimcaha. Inshaa'a allaah.
02/11/2023

Kulan cilmiyeed ku saabsan xaaladda Falastiin iyo galabta jimcaha. Inshaa'a allaah.

26/10/2023

Taariikh nololeedkii Imaam Maxamed ibnu Cabdiwahaab iyo burinta beeno laga faafiyay

Sheekh Mubaarak Siciid Carraale

Dalladdu waxa ay galabta muxaadirooyin u qabatay ardayda fasallada 3aad ee macaahidda magaalada Ceerigaabo .
08/09/2023

Dalladdu waxa ay galabta muxaadirooyin u qabatay ardayda fasallada 3aad ee macaahidda magaalada Ceerigaabo .

Address

Erigavo

Telephone

+252654648677

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalladda ardayda dhamaysay jaamacadda Gollis -Ceerigaabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share