11/06/2022
Alxamdi Primary and KG School
Wuxuu Hambalyo iyo ducoba u diriyaa ardayda maanta u fadhhisatay Imtixaanada shahaadiga ee 8aad dugsiga dhexe iyo 4aad ee dugsiga sare. In ilaahay u fududeeyo guulna u dhameeyo.
Amiin Amiin