17/09/2026
Tartan Suugaaneedkiii Loo Qabtay Ardayda Dhigata Dugsiga Sare Ee Dayaha .
Ujeedaduna Ay Tahay In Ardayda lagu Dhiiri Geliyo Muhiimada afka somaliga,dhaqanka iyo hidaha somaliga .
Si kor loogu qaado garaadkooda iyo maskaxdooda.