21/02/2026
War-gelin: Fasax Roob-doonta ee Maalinta beri ah.
Bogga Rasmiga ah ee kulliyadda Waxbarashadda Iyo Tababarada ee Hubaal.
21/02/2026
War-gelin: Fasax Roob-doonta ee Maalinta beri ah.
21/02/2026
Hubaal College
Department of Short courses
Training: Public Speaking Skills
Duration: Two weeks
Qualification: Certificate
Center: Hubaal College
Time: 6:40Pm
17/02/2026
: Waxa xalay ka qabsoontay Hotel-ka Andalus ee Magaalada Ceerigaabo Munaasibad Casho-Sharaf ah oo ay soo agaasimeen ardaydii sanadkan ka qalin-jebiyey ee Hubaal ( Hubaal Vocational Training Centre), qaybteeda korantada, Taas oo ay ku maamuuseen Maamulka iyo Macalimiintoodiiba.
Ardaydan ayaa ahaa dufcadii u horeysay ee ka baxda Hubaal qaybteeda barashada Laydhka (Department of Electricity).
Dhanka kale Maamulka iyo Macalimiinta ayaa uga Mahadnaqay maamuska wanaasan ee ay u sameeyeen, isla markaasna kula dardaarmay xirfad-yahanadu inay sii wadaan dedaalkooda aqooneed.
09/02/2026
.
Ma rabtaa xirfad si dhab ah kuu anfaca?
CCTV Course-kan waxa uu ku barayaa aqoon iyo xirfad si toos ah ula jaanqaadaysa suuqa shaqada.
📚 Waxa aad baran doontaa:
(CCTV training course outline covers)
▪︎CCTV Fundamentals (types, components, analog vs. IP),
▪︎System Design (site surveys, planning)
▪︎ Installation (cabling, mounting, configuration)
▪︎Networking (IP setup, PoE, bandwidth)
▪︎Recording & Management (DVR/NVR, storage, playback)
▪︎Advanced Topics (wireless and VMS).
■Muddada: Laba Todobaad.
■ Xilliga dhigashada: Bacdal Makhrib.
■Cadaynta: Shahaado
■Wakhtiga uu bilaabmayo: 09/02/2026
■Maalinta: Isniin
■Qaybta lagu dhiganayo: Xarunta Farsamada.
■Casharradu waa kuwo fudud, gacan-ku-qabad ah.
Baro xirfad maanta oo ku shaqo tag berri
📞 Nagala soo xidhiidh:+25263-7111409.
📍 Xaruntu waxay ku xigtaa Masjidka Taqwa ee wadada Xaraasha.
Hubaal Vocational Training Centre
.
"Hubaal College, Manaasibad loo qabtay arday dhammaysatay Xirfada fagaare kahadalka. "
"Hubaal College, Manaasibad loo qabtay arday dhammaysatay Xirfada fagaare kahadalka. "
Maamulaha Candlight 'Caraale Siciid Hiirad
"Hubaal College, Manaasibad loo qabtay arday dhammaysatay Xirfada fagaare kahadalka. "
Macalin Axmed Maxamuud Aadan
Hormuudka qaybta Luuqadda Ee Hubaal College.