Dayaxa Primary School

Dayaxa Primary School Quality education is not about how many we teach, but how well they learn.

Maashallaah qaar kamid ah ardayda dugsiga oo dhammaystiray Qur'aanka Allah ha idinku anfaco. خيركم من تعلم قرآن وعلمه
15/09/2026

Maashallaah qaar kamid ah ardayda dugsiga oo dhammaystiray Qur'aanka Allah ha idinku anfaco. خيركم من تعلم قرآن وعلمه

Maashallaah Nimco Axmed Cali hambaliyo.
25/08/2026

Maashallaah Nimco Axmed Cali hambaliyo.

Yaasiin Maxamed Axmed Hambaliyo.
25/08/2026

Yaasiin Maxamed Axmed Hambaliyo.

Inshallaah guul inna wada farxad gelisa ayaan idiin rajaynaynaa.
24/08/2026

Inshallaah guul inna wada farxad gelisa ayaan idiin rajaynaynaa.

Maamulka iyo barayaasha dugsigu wax ay waalidiinta iyo ardayda dugsiga ogaysiinayaan in dugsiga dib loo furi doono 01.08...
27/07/2026

Maamulka iyo barayaasha dugsigu wax ay waalidiinta iyo ardayda dugsiga ogaysiinayaan in dugsiga dib loo furi doono 01.08.2026. Sidoo kale dugsigu wax uu qaadanayaa ardayda cusub ee sannad dugsiyeedka 2026/7. Diiwaangelintu wax ay ka socotaa labada qaybood ee dugsiga. Qaybta dugsiga dhexe iyo qaybta dugsiga sare ee gelinka danbe.

Eebbe ha idin guuleeyo ubixii waddankow.
30/06/2026

Eebbe ha idin guuleeyo ubixii waddankow.

17/05/2026
Bilowga tartanka Ramadaanta.
09/03/2026

Bilowga tartanka Ramadaanta.

Alxamdulillaah, waxaa mahad oo dhan leh Eebbaha innagu simay bishan barakaysan. Maamulka iyo barayaasha dugsigu wax ay h...
17/02/2026

Alxamdulillaah, waxaa mahad oo dhan leh Eebbaha innagu simay bishan barakaysan. Maamulka iyo barayaasha dugsigu wax ay hambaliyo farxadeed u dirayaan dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga Ramadaan wanaagsan!"

Address

Agagaarka Masjid Waalidayn
Erigavo

Telephone

+252634704714

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayaxa Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category